Riyada: Asc. Waxaan ku riyooday naag qurux badan san dheer xijaabbe xidhan sidaas iigu dhoola cadaynaysa on leeeyahay gabadhan sanka dheer waatan rabay Fasirka: Inshaa Allaah riyada waxay tilmaamaysaa adduunyo, ilaahay wuxuu kuu furi doonaa albaabada risqiga iyo nolosha wanaagsan, gabar qurux badan waxaa lagu fasiraa adduunyo iyo raaxada adduunyada.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services