Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Lo'da

Riyada dibi isoo weerarayo anigoo la socdo ninkayga iyo cunugeyga

Riyada: Asc sheikh waxan kuriyoday aniga io ninkeyga isla socono waxan mareynay wado luuq luuq ah waxa nala socday cunugyar an dhalnay wadadi waxa socden lo,o yal badan luuq luuqyo isku fur furan ay ahayen kadib waxa iso weraraya dibi weyn wuxu raba inu ihirtiyo anna wan boda 2da darbi luuqa lugaha saranaa dibigii markasta wuso boda inu madaxa igu dhufto uuraba anna madaxa kaharantina waxa lehyahay ninkeyga orod baxa inuu idinka idinso weraro laga yaba wey iga tagayan anna dibigii wan dila marku dhinto so dagana wan baxa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad uur qaadi doonto, uurka wuxuu noqon doonaa wiil inshaa Allaah, sdioo kale riyada waxaa laga fahmayaa qarash badan inaad bixin doonto. The dream indicates that you will be pregnant, the pregnancy will be a son in the hope of Allah, and the dream is understood to be a lot of expenses that you will pay.

Riyada lo' oo qofka kusoo ordayso

Riyada: Asc walal waxa raba Ina ifasirto riyadan lo' ku eeryaneso ama kugu soo ordeso maxey tahy micanheda. Fasirka: Riyada lo'da waxaa lagu fasiraa sanadka, haddii lo'daas oo kugu soo ordeyso ay tahay lo' cayilan oo barwaaqo ka muuqato waxaad helaysaa nolol barwaaqo leh haddii ay tahay lo'daas lo' xayeesi ah oo caato ah waxaad la kulmaysaa sanad xoogaa shiid ah marka riyada lo'da inta badan sidaas ayaa lagu fasiraa.