Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Buurta

Riyada eedo la dili rabo buur laga dhex raadinayo

Riyada: Asc wll  gabadh ayaa tidhi waxaan ku royooday riyo  labo jeer oo isu eeg  yara kala duwanna Waxa ii imanaysa gabadh hooyaday eedo u tahay  waxay igu dhahaysaa aan nooliga kaa bixiyee orad eedo kaso kaxee meeshi eedadeed waa hooyaday   meesha laga soo kaxaynayaa islaanta waa meel buuraa oo buura dhaadheera oo wado fiicanna lahayn meeshu mar waa abaaar oo abaarta ayaa islaanta laga soo kaxaynayaa marna waa doog oo daadadka ayaa laga soo kaxaynayaa waan tegay   wiil wllo nahay ayaa i raacay  buurtii afkeedi waxaan ugu tagnay oday noo abtiya wuxu noo tilmaamay dhinicii islaantu joogtay maahe  dhinac kale oo dadka lagu laynaayo  halkaa inantii isoo dirtay ayaa hadana iga raacday oo ila socota  dadkii ayaan baadh baadhnay bal inay ku jirto islaanti   markaa waxaan u galnay halkii dadkaba lagu xasuuqaayay gabadhii waxaan ku dhahay anaa kasoo eegaya dadka shishe  ee halkan sii joog yaan lagu dilinee markaan soo n...

Riyada gabar iyo caruurteeda si dhib leh buur ku fuulaya

Riyada:  Asc wll sethy wll riyaanku riyoda mar walba wayna igu so noqnotaa riyadsi wa anigo buur korya waliba si dhibadan carurtaydana ila socdaan xita marar waxa i caniya nin o gacnta i qabanyas marks ayuu i tusay wado sifud laga so kro o igu yidhi mxd taa uga so kori wayday burta Haban kale waxasnku riyoday anigo bur dheer korya ciyaalkaygu ilas socdaan markaan badh tamha marayo ayan arkaa  caruurtii o qar dhulka ku dhacen waxna anay noqon marks ayaan dib uso noqday intaan gcnta qabsaday ayaan idhi laaxawlaa walaa quwta ilaa bilah marksaan koray mise hadna markan inyar socday ayan arky anigo kaligaya caruurtina dhulka tagaan tahay Fasirka: Labada riyo xiriir ayaa ka dhexeeya waxyna wada tilmaamayaan noloshaada dhibka iyo rafaadka aad ku jirto, rafaadkaas wuxuu noqon karaa fikir iyo cadow iwm. marka Ilaahay waa kaa saarayaa wixii dhib aad ku jirto, ducada badso iyo quraanka.