Riyada: Asc wllky magacaygu waa maxmed aamin waxaad ii fasirtaa riyo Caawo ayaan ku riyooday anigoo intaan suuli xaafada ku yaala galay oo ku saxaroonaya ayaan arkay saxaro wayn oo sii dhex taalay mesha halka aan ku saxaroono lahaa anigiina meesha waan ku saxarooday waxaana ka fikirayay miyaha aan wato in ay qaadi wayaan saxaran aad meesha oogu imid iyo taydii marka aan ka soo baxo intuu dadka xafada iladagan intay intay suuliga gal is dhahaan ay arkaan meeshii saxo buuxdo Sheekh khayr hel riyaas soo fasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo murugo culeys kugu hayay inay kaa harayaan oo aad noqon doonto qof dareemaya raaxo iyo xasillooni waa riyo fiican inshaa Allaah. The dream describes the difficulties and sorrows that have kept you from being left behind and you will be a person who feels comfortable and quiet is a good dream in the if Allah say.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services