Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Tixriga

Riyada oo lugta dirxi ka soo baxbaxayo

Riyada: Asc walaalo  Waxan ku riyooday iyada oo  lugtayda halka canqowga dirxi ka soo baxbaxayo oo ay si  xun ii xanuunayso Fasirka: Waa riyo tilmaamaysa in qof ku xasdayo oo ku wareerin doono waxyaalo badan ayaa ku qabsan doono murugo iyo rafaad waxaana sabab u noqonayo qof xun oo sixiroole ah ama sixirka kuu adeegsanayo, marka si aad uga badbaaddo arrintaas ku dadaal quraanka inaad akhrisato iyo salaadda. ‏It is a dream that indicates that someone who is envious of you and will confuse you with many things will make you sad and suffering and the reason will be a bad person who is a witch or using magic on you.

Riyada mas sedex af leh iyo tixri ka socdo

Riyada: Asc sheekh  wan kusalamy salan kabacdi waxan  ahy qof xanuunsan  kabacdi quran balaisary  waxan kuriyody  mas sadex afle  ano wabi talow isle     cagta markan gali isdhahy  ayu  igu so body  car soo gal ayu idhahy  kabacdi  dirac an leyahy ban uturay   mar ku ididy wabigi inaan maro  wan kalabty  kabac di waxn arky nag dixiri kasocdo sanka iyo afka  dirxi gi nag ta kasoc dy xijabkyga gary wan iska dadin hayeey Fasirka: Riyada waa riyo halis ah waxay kaaga digaysaa dumar aad u xun oo dhib weyn kula maaggan waxaa lagaa rabaa in digtooni aad ka qabto dadka cadow ah, maskaas sedexda af leh waa dad munaafuq ah oo dhowr weji leh af macaan ah iyo uur mariid.

Gabar ku riyootay iyadoo tixri kasoo baxay oo sanam noqday

Riyada: Asc  wll waxa raway riyo ina i fasirtid riyada waxa ku riyotay gawar saxibtey eh oo la qawo ilmo hesato wexe ku riyotay  galab casir ayado tahay musqul ayado gashay kadib  marke kadib is dhahday waxa kaso baxay wax tixri cml eh wixi we orden gawar ina abtiged eh aa qawatay wixi marki laga furay wixi ku duu dubnay sanam oo noqday walibo kan hindida cabudan kadib walagu qos qoslay waxa la dhahay waxan dhashay kadib ayada we ooysay sanamkina wola ooyay marke hurdada kaso kacday ayado naxsan wexeba isku aragtay dhiga cadada  oo markas u imaday. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay uur qaadi doonto goor dhow oo ay dhali doonto cunug aad loogu mashquuli doono oo dadka ay la yaabi doonaan.