Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Doorada

Riyada diiq oo ay dad naga reebayaan

Riyada: Midka kle nh waxa waaye diiq baa rabo Ani iyo qof kle aa aheyn lkn qofkaas wajigiisa ma arkin dad baa naga reebayaan diiqa nh woo weynaa goronyo cml oo ahaa. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad munaafuq ah oo raba inay dhib kuu geystaan. Diiqa hadda waxaa lagu fasiraa qof xun oo been badan. Waxaad iska ilaalisaa dadka qaar oo xaasidka ah. Dreaming describes hypocrites who want to cause you harm. The rooster is now interpreted as a bad person who is lying. You protect yourself from some jealous people.

Riyada weerarka digaaga iyo raacidda gaariga

Riyada: Asc wlal Wxan ku riyooday digaagad baalalkeeda ila dhacaysa  Iyo gaadhi aan meel uraacaayo oo aan degdegaayo  Iisoo fasira wllayaal Fasirka: Riyada digaaga waa naag ku daandaansanayso oo rabto inay dhib kuu geysato  midda gaariga aad raacayso waa xaalad cusub aad gali rabto oo waqti kaaga baahan.

Waxan ku riyoday 2 dooro anoo qalayo kabacdina dubayo

Riyada: Aniga waxan ku riyoday 2 dooro anoo qalayo kabacdina dubayo maxa lagu fasiraa waxan ahay hooyo la qabo. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa amuurahaaga inay kuu sahlanaan doonaan oo aad gaari doonto waxa aad raadinayso waa riyo fiican oo tilmaamayso arsaaq waasac iyo nolol fiican inshaa Allaah.