Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Talafiishanka

Riyada labo television is ag yaalla

Riyada: Waxa ku riyooday television guriga noo yaala mid kale cusub Aya arkaya labadooda is akyaala micnaha laba television Aya arkay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo gaarayaan warar kaa farxiyo oo aad ke heli doontid waliba waxay kaaga imaanayaan meelo kala duwan