Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Shaqada

Riyada anoo xafiis joogo lacagta mushaarka lay kordhiyay

Riyada:  Asc waxaad ii fasirtaa xalay waxay kuriyooday  Anigoo xaafiis jooga  waraaqo badan oo daabacan wato ayaan albaabkii xafiiska ninka  masuulka ka ah oo furan ayaan galay kadib waxaan idhi waxaan kamid ah shaqaalah xafiiska ee musharkaygi ayaan rabaa , Wuxuu iigu jawaabay utahay xisaabadka waan Soo baxay markaas nin albaab taganaa ayaa iyidhi musharkiii waa laguu kurdhiyaya 40% ee dhib majirto, Waan Soo rawaxay xaga fada ayaan aaday kadib albaabkii xafada oo furan ayaan galay waxaan arkay  baraxa oo wada goglan caw ama darin  wada yaalan bustayaal dul saaran yihiin. Gabadh hagajinaysay ayaan ku idhi waxaan naga haaji  meeshune waxay ahayd meel wada cows iyo duqsi aad ubadan ayaa kabuuxay waan yaabay kadib kabihii ayaan iska bixiyaya gabadha way qurux badnayd oo way fadhiday wayane hagaajinaysa Wayne ii dhoola cadaysa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa hormar aad ka gaari doonto noloshaada, waxaad yeelan doontaa sucad fiican oo dadka ay kugu tixga...

Riyada anoo meel dheer fuulay oo xafiis galay

 Riyada: Asc waxaad ii fasirtaa xalay waxaan kuriyooday anigoo fooq aad udheer foolay kadibne meel xafiis ah galay oo aan yaabanahay leetahayne halkan waaba lagu wareeri ruuxii hoos dhowra  fogida halkan saaranahay , Kadib dadakii ila socday oo aan qaar aqaano ayaa ilayabay yidhi waa caadi xiligii rawaxaad ayaa lagaadhay ee Ina keeen saaba meel unbaan galanay waxaanba taaganahay albaabkii uu isa siifuraya waan kabaxnay anigoo yaaban unbaan toosay inshallah haday khayr leedahay ii fasir alahaa kubarakeeyee Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa shaqada aad hayso inaad ka gaarayso meel sare. Waxaa laga yaabaa inaad hesho jago aadan filanaynin, riyada waa wanaag. The dream describes the work you have to be reaching a high point. You may get a position you don't expect, the dream is good.

Riyada qof madax ah iyo shaqadii hore anoo joogo

Riyada: Mara badan wahan kuriyoda qof madax analojogo amise arkayo. Inbadan na waxan arka shaqadi hore ankatage ban arka anokashaqeyo markastaba asxabta shaqada lajogo anigo darki shaqada xiran wayigusonoqnoqata riyadan hada wax shaqo Mahayo ilen waniskaraba Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa shaqadaadi hore shaqo ka fiican inaad helayso, qofka madaxda ah aad arkayso waa astaan tilmaamayso meel sare inaad gaari doonto. The dream indicates your previous job is a better job than you are getting, the person in charge you see is a sign that you will reach a higher place.

Riyada anoo galay xafiiska oo dad badan ay shaqo iga dalbanayaan

Riyada: Wll waxaad iifasirtaa Anigoo soogalay xafiiska oo ay fadhiyaan dada badan oo dhalinyar ah kadib waxaan fadhiistya kirisga iyo miis isku dhagan , kadib dadakii ayaa isoo dhaweeeyay , Dhalinyara ayaya ahaayeen gabdho iyo will quruxbadn , Waxay iga codsadeen inaan shaqaalaysiiyo waxaane usheegay inaan shaqaalysiinayo ruux walbane baqtiyaansiib aan ku shaqaalysiinayo ee dukumintiga shahadooyinka ruuxaas udhiiba , Kadib  waxaan lakulmay oo aan qabilay booliska oo aan kawada hadalay shaqo, Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa jago sare inaad ka gaarayso shaqadaada, waxaad noqonaysaa qof laga dambeeyo oo dadka caawiya. Dreaming points to a higher position that you're achieving in your job, you're becoming a behind-the-scenes person who helps people.

Riyada nin gudoomiye ah oo shaqada aan u sheegayo

Riyada:  Mida kale waxaan kuriyooday oo kale , Inaan lakulmay nin aan aqaano oo ah gudoomiyo gobol ah , Waxaan isa salanay kadib waxaan usheegay ku idhi adeer halkii unbaan kuqoranay shaqadii , Kadib wuxuu iigu jawabay kusiin qornaan maysid adeer , Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal, shaqadaada way dalacaysaa meel sare ayaad ka gaaraysaa shaqadaada waa riyo fiican Dreaming describes change, your job is going up to a high point you are reaching your job is a good dream

Riyada shaqadii hore lagu noqonayo maxay tahay

 Riyada: Haben walba waxan kuriyoda shaqo an 6years ago an katagay riyadan wayigusonoqnoqotey mar badan. Sometimes anigo shaqadi kulabtey Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyada nolol cusub inaad gali doonto oo la mid ah nolosha bilowgaaga hore, shaqada waxay matalaysaa noloshaada marka waa riyo fiican inshaa Allaah.