Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Waalida

Riyada nin waalan oo biyo igu soo daadinaya

Riyada: Asxc wllky waxaad ii fasirtaa riyada anigoo wado socda ayaa   Waxaa  ku soo baxay nin waalan oon umalaynayo in uu waalan yahay oo ayy wato meel biyaha ahna kortaagan dadna agtaagan yihiin ayaa biyo igu soo saydhay lkinse biyhii jidhkayga ama dharkayga mayna taaban wax aan gacanta ku hayay ayaan ku dhuftay waxaan sii raaciyay Hana nijaasaynin Waaana kaga oo hisiiyay  Riyadaas ii fasir khar hel ee Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof aan deganayn oo u dhaqma qaab xun, waxaa laga yaabaa inuu yahay qofkaas nin adiga kuu dhow ama aad saaxiib tihiin, wuxuu kugu sameynayaa waxyaalo aadan u adkaysankarin hadal xun ama wax kale ku dhibayo. The dream describes someone who is unsettled and behaves in a bad way, it may be that person who is a man close to you or you are friends with, he is doing things to you that you can't bear bad words or something else that bothers you.

Waxaan ku riyooday anoo Kininka waalida laysiinayo

Riyada: Shiikhow riyaan donyaa Inaad I fasirto Hadii alle raali ka noqdo insha allh waxaan ku riyooday anoo Kininka waalida laysiinayo oo ay isiinanyaan hooyo iyo xaajiga  anan is ridayay si kas  ah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo niyadda kaa qasaya inaad arki doonto, waa riyo la xiriirto dood iyo dhibaato aad lugaha la gali doonto, waxaana soo galaya hooyadaada marka iska jir wixii dhib kuu keeni karo, waa digniin. Dreaming describes things that disturb your mood that you will see, it's a dream that's related to arguing and struggling with your legs, and it comes in with your mom. When avoiding anything that could cause you harm, it is a warning.

Riyada nin xiriir naga dhexeeyo oo waalanayo

Riyada: Asc wallo waxan kuriyoday qof xidhidh naga dhexeyo o waalan  Waxan ka gurayey cidiyaha  dadku waxay lahayen wuu walanyey lkin anagu guri ban wada jognay wll inta iga sojawab Allah khayr haku siyo wll Fasirka: Ninkaas niyadda buu kugu hayaa wuxuu rabaa inuu ku guursado aad buu kuu rabaa marka riyada waxaa laga fahmayaa inuu aad kuu jecel yahay.