Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Dibqalooca

Riyada anoo aqimayo iyo anoo ordayo waxaan arkaa dibqalooyo fara badan

Riyada: Asc  Wll magacaygu Mohamed Abdulkadir dagan Germany. Waxaan ku riyoodey labo riyo mida hore  Waxaad ahayd Anoo salaad subax aqimayo  Oo yar saxiibkey ileeyahay aan suneesano  Riyadaas waxay dhacdey salaada subax kahor  Sicaadi aha aayaan utoosay Saladii suxab ayaan tukadey Quran ayaan aqristey Waan seexdey Waxaan ku riyoodey Anoo anoo ordayo aniga igo dad badan waxaan ordaba Waan ka sheekeyay meel caws aha ayaan ku kufay Waan kacay wado meel beer ah ayaa ale ii bixiyay Wadadii ayaan ku ordey dadka qaar ayaa lahaa wow mansha laah  Markaan guulestey  Ayaan waxaan arkay dib qalooc farabadan oo isku yimid Waan adimay markaan adimo way amusayaan madhaq dhaqaa qayaan  markaan joojiyo adaanka way soconayaan  Waan layaabey Sida adinka ay uga baqaan  Sheekh khayr alaha ku siiyo ii soo jawaab Waxaan ahay xaasle dagan Germany  Fasirka: Riyada koowaad:  waxay tilmaamaysaa inaad diinta ku toosnaan doonto oo aad noqon doonto qof aad ...

Riyada masaska iyo dibqalooca iyo yaxaaska oo weerar soo qaadayo

Rayida: Asc sheq ugu horey wankusalaamay salaankadib waxaan rabaa riyo inaad iifasirto waxane udhaceysaa sidaan Waxaankuriyooday anigoo masaas waaweyn iyo aweesooyin iyo yaxaas iyo dabaqalooc ama haraan  intaba isooweeraraayo waxaabakasiidaran maska aweesada ah oo jirkayga oodhan ayuu kusocsoconaayaa mar afka ayuu igagalaa xubinta taranka sidookale markaas ayaan leeyahay aniga xayawaan seen uguursadaa maguursan inaan kabaxsadobhadaan iskudayo makabaxsankari dhican midg janada ayaa igahoreysa janada albaabkeedane waxaataagan hooyadey dhinaca bidixne waxaa hadaan iskudayo inaan ugubaxsadane naarta ayaa igahoreysa marka xitaa wanaax iskudaynaa kor kor inaan ugu baxsado makabazsankaro oo yaxaaska yaa igahorey hoosne sidookale dabaqaloocii ayaaba igahoreeya dhexda ayaan taaganahay meelaan ubaxsadonma aqaan marka aniga dhan maskaasaa ileh oo sidii waxaadmoodaa inuu ilajoogo ninkayga oo meelkasto ayuu iiga socsoconaa marka riyadaas iganaxsatay ilaa iyo maanta aan ulnaxsanahay inaad iifasi...

Riyada dibqalooc fara badan webiga qarkiisa jooga

Riyada: Salan Sare walala waxan ku riyooday anoo biyo wabiga camal ku dhex dabaalanaya kadib markan imid dhanka qarka wabiga waxan ugu baxay si dhib badan ugu  dambeyntii waan ka baxay anoo cafimaad qaba markaan banaanka u baxay ayaan la kulmay dibqalooc fara badan waxana dhexmaray ima aysan qaniin waana ku dhex socday ayaga isku dayay inay isoo dhawadan balse ima soo gaari karin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo waajihi doonaan arrimo dhib wata  waxaana sabab u noqonaya dad cadow ah oo kuu dhow laakin waad ka badbaadi doontaa, ku dadaal inaad akhrisato quraanka kariimka mar walba. The dream indicates that you will face difficult issues and it will be caused by enemies near you but you will be saved, try to read the Quran always.