Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Geedaha

Waxaan ku riyooday anigoo canbe cunaayo

Fasirka:  Waxaad ii Soo fasirtaa waxaan ku riyooday anigoo canbe cunaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa walwalka inuu kaa tagayo oo aad heli doonto warar kaa kaa farxiyo waxaa laga yaabaa wararkaas inay la xiriiraan mustaqbalka dhow The dream indicates that anxiety is leaving you and you will get news that will please you. Those news may be related in the near future.

Riyada anoo beer dhex socda aanan miro ka guran karin

Riyada: Asc waxan ahay hooyo carur haysto xaasna ah waxa ku riyoday anigo walashy ila socoto oo meel cagaaran doog ah beer waa weyn ka baxayan aan awodin in aan mir ka gosto aan ku rafadayo mesha cagaran oo alle nimca siyay walashyna aan weynayo. Illah qeyr ha idinsiyo iso jwb Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaadan ka faa'idaysan doonin waxyaalo badan oo Alle ku siiyay waxaa ka mid ah nimcada qoyska aad haysato, waxaa lagugu boorrinayaa inaad ka faa'idaysato oo Alle aad ku mahdiso The dream indicates that you will not benefit from many of the things that Allah has given you, including the blessing of your family, you are urged to take advantage of it and thank Allah

Riyada nin dhintay oo geed hoos fadhiya oo qoslaya

Riyada: Waxaan joogaa itoobiya waxaane ahay shaqaale dowladed xaasne waan leeyahay iyo caruur maansha allaah, Hadaba alahaa ku barakeryo aaqiro iyo aduuba we waxaan ku riyooday aniga iyo will aan walaalnahay anagoo secona ayaan ku Soo baxnay nin dhintay oo aan naqaano  oo waa dhawayd  dhintay  isagoo geed qalaalan (qod) ah hoos fadhadhiya oo abaar ah boodh ah lkn isagu oo labisan yahay uune qoslayaa , Kadib wiilkii ayaa igu yidhi  waa hebel kadib waan salamay isagune uu igaqan qaday , Kadib wuxuu igu yidhi waxaa lagu dhuftay kalida , Waan katagay oo an siiwadanay socodkii , geeridiisiine waan kanaxay oo silama filaan ah ayaay igu noqtay haday khayr leedahay ii Soo fasir adigoo mahadsan insha allaah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu duco u baahan yahay oo xaalkiisa sidii la rabay aan ahayn Ilaahay naxariistiisa ha galiyee, adigana waxay kuu tahay digniin inaad ku dadaasho camalka aakhiro oo ah kan ugu muhiimsan uu qofka sameeyo. The dream indicates that ...

Riyada dhul cagaaran geedo leh oo aan ayeeyo la joogo

 Riyada: Asc wr wb walaal. Salaan ka bacdi, waxaan ku riyooday aniga iyo ayeeyo oo marhore dhimatay oo isla joono. Aniga iyo ayeeyadeey waxaan joognay meel beero ah, dhulkiisana mala arkaayo oobeerta geedaha iyo miraha kabaxaayo bes lee loo heeds. wax dhismo ama guryo bad ah aan ku oolin. Oo wada geedo ah beerahaas oo miro nuuckasta kabaxaayaan waxkasta cunto ah la beerto. Aniga iyo ayeeyadeey waxaan saarneen geed korkiisa, geedkaas wuxuu lahaay meel sidii sariirta camal u sameysan oo lajiifan karo ama lagu fadhiisan karo, waxuuna u hagaagsanaa sidii in loogu tala galay jiif iyo fadhi mana lagu caajisaayo mana lagudaalaayo hadaa seexatid ama fadhiisatid. Geedahaas meesha ku yaalay aan korsaarnen beerta ayey ka midtahay oo mirihii ayaan cunaayey oo nuuckasta ku yaalay, marka aniga kor aan saarnaay ayeeyana wey iga hooseesay. Waxaan cuneeynay mirihii geedka kabaxaayey markaas ayaan intan miraha soo gooyo ayeeyo siinaayey oo hoosteyda jiifto. waxaan  siiyo oo Kaliua ayeey cuneeys...

Riyada guri weyn iyo abuuridda geedo miro leh

Riyada: Asc wr wb walaal? Salaan kadib, waxaan ku riyooday aniga oo uur leh guri fillo aad u ween oo aad u qurux badan dhul ween oo banaan heesto dhulkaas oo ah dhul wax lagu beeri karo markaas ayaan waxaan ku abuuray ion ku tijaabiyey Hal miro isla malintii ku xigtay mirahii waaba soo baxay markaas ayaan dhulkii inta badan miro ku abuuray markaas uu mirihii isla markiiba dhalaa dhulkana waxaa uu ahaa dhul aad u nadiifsan oo hagaagsan  sidii in la hagaajiyey oo ladiyaariyey in wax lagu beero lakiin dadkii meesha joogay wax maku abuuran aniga markan bilaabay oo beertii abuuray ayey ayagana igu daysadeen lakiin meeshan miro ku abuura ba horey ayuu kasoo baxaa oo waqti dheer maqaadanaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa camaal suuban iyo barwaaqo inaad isku heli doonto, guriga weyn oo ku yaalla meesha bannaan waa khayr aan lasoo koobi karin miraha aad beerayso waa camal fiican oo ajir aad ka heli doonto, waa riyo aad u wanaagsan, waxaad usii dhowaanaysaa Ilaahay cibaado badan ayuu k...