Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Lumitaanka

Riyada anoo gurigeyga ka lumaayo dad daba socdo

Riyada: Asc sheikh waxan kuriyoday anoo gurigeyga kalumay saan uradinayo haben igu noqotay Mar waxan daba socda gawar an riyada le ku aqano waxan dhaha xafadada ey usocota iyada daba soco sad gurigaga uhesho San udaba ordayay iyadiina wey iga luntay hadana waxan arka abtigeyga sido kale wan daba socona San guriga kuhelo asna guri kale oo iga gala aan xafadayda aheyn kaligey San usocdo Mel cidlo mugdi ah imana Mel laiga jirana ma aqano  marna San usocdo bada taga wankaso labana xalay dhab dhabkas kujiray iifasir plse waan ka murgay riyadaas wallaahi Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysa in noloshaada ay qasan tahay, wax badan inay kaa hallaysan yihiin, dad ayaad ku dayanaysaa oo laga yaaabo inay ku qaldaan, waxaa dhici karto in lagu sixray marka ku dadaal quraanka inaad akhrisato. The dream indicates that your life is mixed, a lot to trust you, you trust people and they may mislead you, it may happen that you have been enchanted when striving to read the Koran.

Riyada qofka oo ku dhumayo meel aan la garanaynin

Riyada: Asc iisheg riyada dhumida meladan garaneyn adan kalaban karin bundoyin dher go an guryo qabyaa dhismoyin qadimiya wadado so dhamato adoo mel dher saran Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa jahawareer iyo inay kugu adkaan doonaan arrimo badan oo aad fulin rabto, sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa inaad u baahan tahay naftaada inaad hagaajiso oo aad waddada saxda ku kaxayso. Dreaming describes chaos and that will be difficult for you in many of the things you want to accomplish, and the dream also indicates that you need yourself to improve and drive you on the right path.

Riyada anoo bas saaran wadada ka lumayo meel kale aadayo

Riyada: Asc sheekh waxan ku riyooday bas baan la socday gabadh family ah ban isku dhex. Aragnay. Saan. Usheekaysanaynay. Wadadii. Baan. Dhaafay. Xafada meeshan kaga dagi jiray. Darawalkii. Baa i istaagi. Wayay meel anan garanayn buu ijoojiyay. Xafado guryo wawayn. On ka cabsanaayo. Saan. U socday. Wadadii xafad. Bay ila gashay. Waxa joogta. Gabadh yar. Waxan waydiyayÙŽmeel aan u maro dadii xafada. Way. Iso raacday. Gabadha yar marba way iqabsata sidii qof ila ciyaaraya hadana inay idishay rabta. Iyadoo qoslaysa. Laba jeer baan iska fujiyay. Markii sadexan. Wan is qabsanay wan dilay madaxan wax kaga dhuftay dhulkay ku dhacday waan cararay laami dheer baan kuso dhacay ano cabsanaya o arma lagu qabta leh riyada wa salada subax ka dib intaan tukaday baan seexday xili cad ceedu kulushahay. Fasirka: The dream is a warning, you are warned of a great thing related to your life,  look back at yourself what is wrong correct yourself, you may have missed the worship , I hope for the best I hop...

Riyada qufulka iyo furaha oo la waaynayo

Riyada: Riyo xalay Ku riyoday furo iyo qoful IGA dhumayo markaas kadib diriska Ka soo qaatay furo iyo qoful hadane furihi IGA lumay mrkas Ayn dhahy qofolka wa inan ilaashada kwrn fasirkeda Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo mari doonaan duruufo adag oo aad u baahan doonto garab iyo qof aad ku kalsoon tahay,  sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa fursad guur laakin gacantaada ayay ka baxaysaa fursaddaasm  marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad Alle talasaarato oo aad iska ilaaliso wixii dhib kuu keeni kara, waxaada ilaalso si aadan dad wax uga baahanin.

Riyada gabar ka luntay guriga lagu guursaday

Riyada: Asc sheekh waxan ku riyooday anoo guursaday marwo noqday   ninku dibada buu ku maqnaayey marku imaaday aan isdhahay gurigii tagna aan gurigiiba kalumay laygu hooyeey  Walina ma guursan oo inan baan ahay 😢 inaad ii fasirtaan rabaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa amuurahaaga inay kaa kala daadsan yihiin oo aysan kuu toosnayn arrimo badan, fursadaha kusoo marayo sida la rabay ugama faa'idaysatid mustaqbalkaaga ayaad ka habaabsan tahay, marka Ilaahay hakuu sakhiro amuurahaaga ku dadaal quraanka iyo cibaadada  

Riyada gabar aan dhalay oo iga lumayso

Riyada: Riyada Gabar aan dhalay guriga aad aan dhahAa meesha guriga ku yaala u tilmaamaa way lumeysaa wiil an Meel ku arkay asna iyada caml uyar baan leeyahay guriga gal ku kumashqula teda wan ilaway man gen guriga rerka marka waca leyahy inantii ma idin timid maya iledahay Mamada riyadas arkay wallkay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhbaato ay ku haysato oo u baahan xal waliba arrimahaaga way kaa kala daadsan yihiin marka Ilaahay hakuu sakhiro amuurahaaga.