Riyada: wxn ku riyoday aniga iyo hoyaday oo aadnay huteel San cuntu usoo iibsano,kadib wxn raacny wado dheer habeena wy ahyd gabdh eedo ii ahy ba Nala socty ,mrkaan wx badn socnay bn baqnay wn soo noqnay wxaan maqlyn waraaabayaal ciyaya,oo nagu soo dhaw ,hadna waba aragnay,wn soo yaacnay buul yar oo mel ka dhisn bn is nidhi gala xuu aha Bila albab wn ka cararnay ninbaa toosh sita oo leh ka xarooda warbaa, wxn argnay nin iyo gabdh isla socda wn ka daba tagny, wxy ku jiraan sandaqad 2 qola, wn ku garcnay wxn ku nidhi wll warba aan idinka galno wxy nagu idhaahdeen maya naga baxa, qolkan klna ragbaa hurda kna angaa sexnyna, Kadib wn so galny , ninku gabdha wxu ku leyhu dharka bixi, kadib wxaa yimi warabayaashii, kadib aniga iyo hoydy xn hynaa albaabka, waligy ma arg albaab handaraab leh hadna xaga hoose kso banananya, dabi wxn xijinba, hoyady ba gacan ay ledahy dibada u baxdy,kadib mid ba qaniinay,Lkn wx dhiiigi kma Iman micina Kumay oolin ee qoyaan uun ban ku arkay kadib wxy tiri uu ...
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services