Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Mobeelka

Tuugo mobile iga qaadan rabo iyo anoo suuliga galayo

Riyada: Asc sheikh wxn ku riyoday isnaqano ayado ii waceysa markas ani weyso aya idhorned lkn suuliga ayan galay o weysadi wey iga jabtay anigo nagti iwacady u socdo lkn adkaar ayan aqrisanay wxn wilal o tuuga ah wadadi wan ka so lexday wado kle ayan marayay hdane tuugo kle ayaa jogtay wadadii markas keen mobile ka markas aniga wan iska bar bar yay wxey rawen in ey mobilka iga qatan marka dambo wey idhafen markas aye igu dhehen hooray mad u soconee mise gadal ayad ku lawane walawana ayan ku dhahay markas wxn arkay nag kale o cunug yar wadata o carareysa Ani nagtii ayn racay gurigedi ayn o lagalay tuugo kale ayaa imatay hdane gurigii oo nin ween hogaminayo markas wxey igu dheheen kaas mobilka wey iga qateen nagta kle neh mobil ayee hasatay mana ka qadanin markas aniga wxn is dhahy tuugada iyo nagtaan bo wey is ogyihiin marka hda neh wxn kafikirayay imbesa lacagta igu jirto amey iga baxsadan lee markas aye nagti igu ledahay makaa baxsan karan sawabto ah imbesada biin lambar ayee u bahan ...

Riyada gabar walaal aan nahay oo mobilekyaga ka dhacay

Riyada: Gabdh aan walaal nahay oo Yar oo mobilkaygu ka dhacy laakin ma xumaaane ee dilaac yar uun muryda kasoo gaadhay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir qof aad la leedahay in wax soo gaari doono, waxaana sabab u noqonayo qof adiga kuu dhow walaal ama qof kale qaraabada ah. Mobileka wxuu astaan u yahay xiriir aad la samaynayso qof kale. The dream indicates a relationship with someone that something will happen, and the reason is someone close to you, a brother or another relative. The mobile phone is a symbol of your relationship with another person.

Waxn ku riyoody qof an isku dhacsany o mobelkiisa an gacnta kuhayo

Riyada: Waxn ku riyoody qof an isku dhacsany o mobelkiisa an gacnta kuhayo isna u raali kayahy ilahy khayr haku siyo wllo Fasirka: Inshaa Allaah qofkaas waad heshiin doontaan wixii idin dhex maray waad iska illaawi doontaan waa khayr.

Riyada walaashan xanuunsan iyo moobeelka wax xun lagu arkayo

Riyada: Asc wll waxa raway ina riyo i fasirtid waxa ahay gawar aan wali la gursanin waxa ku riyoday walashey oo ayada laqawo mamo eh ayado aad  u xanunsan oo markas no imsnayan nin iyo nag is qaso oo caan eh kadib nagta wexe kene bakeriyasha dhalada eh iyo garafo dhalo eh oo cabitano ku juraan iyo fruits iyo buskut kadib walshey ana u wadan kadib ani cabitanka kabana waxa dhaha macan badana walashey neh xanun dartis musqusha xita ma aadi karto waxa sarirta ugu goglan go cagaaran o dhiwic dhiw cadaan ku juraan lkn aad u cagaran ninka nagta qawo neh mobelke oo iga qaday kadib wo ta tawanaye marke bexen mobelke waxa ku arkay wax xun xun kadib aad u xanaqay ani Fasirka: Riyada adiga ayay kugu socotaa waana digniin iska ilaali dadka qaar oo laga yaabo inay dhib weyn kuu geystaan waliba dhanka bulshada, in wax lagaa qaado ama been lagaa sheego.

Tuug dhar cada wato oo labo moobeel iga qaatay

Riyada: Acs wll waxaan ku riyooday tuug dhar cadana ayuu xidhnaa sida khamiis meel ban marayey midi ayuu lasoo baxay laba moobil ayuu iga qaaday dadba iga qabtay waan garac nay waliba mididii intan ka qaaday Ayaan meel ka tagay ugu danben bolis Ayaan u wacnay fasirkeda Ayaan rabaa alle Haku xiftiyo aakharo iyo aduunba Fasirka: Waa qof cadow ah oo liita oo iska dhigaya qof nadiif oo daacad ah, laakin waad ka guuleysan doontaa waadna fadeexayn doontaa dadka oo dhanna way ogaanayaan inuu qof xun yahay.

Riyada moobelka naag iga qaadayso kaddib aan soo helayo

Riyada: Asc sheekh  wan kusalamy salan kabacdi waxn kuriyody mobinkyga oon nag mar ay igaqady ana garan hynin aan waydiin hayo  mee shan dhigy wan kawayeey itidhi  ana raad sady waxan soo hely  mobil kygi iyo kii xaaji ga oo is agyaala waxn layaby  kaxaji ka waxanisu geeye iyo kyga laba di tilifon ba wan soo qaty  iso fasir Sheekh  ilahy haku dhwree Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa adiga iyo xaajigaaga naag kale inay idin ku dhex jirto taas ayaa laga fahmayaa riyada, ha noqoto naag uu qabo ama naag isaga dan kale oo rabta in gurigiisa ay ka dumiso.

Gabar ku riyootay wiil oo siinaya ubax iyo mobile

 Riyada: walaal labadn riyaba yada isodhibatiy  riyadan waxay dhahday  waxau  i geeyey meel aad quruxbadan   waxau tusaya xidigo ad quruxbadan   waxay dhahday  waxau sinaya ubax  iyo  mobil qaliya  waxau soqaday qalin iyo waraq waxau kuqoriy magaceda walal ilahay hakuxafido  isojawab  wll. Fasirka: Walaal riyadan isla macnihii ayay tilmaamaysaa wiilkaas inuu gabadhan uu rabo oo uu jecel yahay oo uu guur ka rabo, marka sidaan kuusoo sheegnay waxaa habboon inay is guursadaan intay qalad gali lahaayeen.

Riyada qof mobile kaala cararaya

Riyada: Riyada mobile qof intu Kala cararaya aad bursaneso guriga gadashii ku careredo waliba anigi so qaban raba inan yar dhasha ikacisay ninhore iqabi jiray an udhalay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof rabo inuu kaa qaado sir aadan rabin in lagaa ogaado waliba wuxuu rabaa inuu wax kaa hayo oo sir ah iyadana waa digniin.