Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Dahabka

Riyada dahabka aan xiranayo hadana dhag baa iga jabaysa wana soo sameynayaa

Riyada: Asc shiikh riyada dahabka aan xiranayo hadana dhag baa iga jabaysa wana soo sameynayaa  maxay noqone Xaas baana ahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil inay jiraan oo noloshaada la xiriira, niyadjab iyo cabsi, waxaad ka fogtay jidka saxda ah waxaad ku dhici rabtaa qaladaad badan, dib isu eeg Dreaming describes a problem that exists and is related to your life, disappointment and fear, you are far from the right path you want to fall into many mistakes, look back at yourself

Riyada dhar laguu keenayo maxay tahay

Riyada: Acs sheekh    waxan kuriyody    qof ikenaya  dhar cusub   o ad uqurxbadan    qofku   isaga dharka ixidhay    marku dahabka ixidhay  waxan kariniy   cunto an masakinta     uqabinay  sheekh    maxay kulatahy  ilhy hakubarakeyo. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa guur ninka dharka kuu keenaya oo dahabka kuu xiraya wuxuu astaan u yahay ninka mustaqbalka aad is guursan doontaan waa khayr inshaa Allaah. The dream indicates marriage the man who brings you the clothes and wears the jewelry for you is a symbol of the man you will marry in the future is good in the hope of Allah.

Riyada anoo dhago gashanayo oo muraayad isku fiirinaya

Riyada: Acs sheekh waxan kuriyody  aniga odhago   dahaba  gashanayo o an murayad isku egayo       wn kufaraxsana  dhagaha ad bi uqurxbadnayen    qof an aqano  marbadan  isoqaracaya  wll maxay tahina Fasirka: Waa guul aad gaari doonto oo farxad weyn wadata waa riyo aad u wanaagsan, waxaad noqon doontoo qof aad loo qiimeeyo. It is a success you will achieve and with great joy it is a very good dream, you will be a very valued person.

Riyada dhagaha dahabka iyo dahabka meel ku jiro

 Riyada: Tanna 2hawen kuriyoday hawen waxan kuriyoday anno dhaga dahab igu jiro gacanta kuhaya aan iska bixiyay Hawenkale waxan kuriyoday gasac dahab iigu jira asago meshan dhigtay Mel aheyn yala markan furayna waxa igaso baxay dhago an dahab uekeyn anna aan kuridinin iigu jiro io katiinkeyga oo gees mirir ka ah waxan dhaha gasaca amu miririyay Fasirka: Labada riyo macane ahaan waa isku dhow yihiin, riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo barwaaqo, dahabka dumarka markay riyo ku arkaan waa nolol iyo mustaqbal iyo farxad. The two dreams are literally close together, the dream describes happiness and prosperity, the gold of women when they see it in a dream is life and a future and happiness.

Riyada gabar silsilad dahab ii xirayso

Riyada: Asc sheekh ifasir riyadan waxan ku riyoody anoo gabdh an qarabo nahy silsilad dahaba ixidhyso waxan ahy garob Fasirka: Waa farxad aad la kulmi doonto waliba waa farxad guur xiriir la leh, dahabka dumarka loo xiro waxaa lagu fasiraa xaflad aroos inta badan. It is a joy you will experience and it is also a joy of marriage related to it, jewelry for women is interpreted as a wedding ceremony most of the time.

Iibsashada dahabka maxay tahay marka lagu riyoodo

Riyada:  Riyada kale waxa weye waxan riyo ku arky anoo dahab ibsanaya islan ayaan ka ibsanaya ad ayaan uga hely dhaga waxan kuleyay hoyady hoyo lacagta badh iga bixi inta kale Ana bixinaye dhago iyo silsilad weye sheekh akhirki dhadhi wan qaty Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyada xaflad iyo farxad, waxay la macne tahay riyadii hore oo cilaanka iyo guriga quruxda badan. It describes the dream of a party and joy, it means the old dream of the palace and the beautiful house.

Riyada dhagxaan dahab ah oo yar yar

Riyada: Wll gabdh ayaa ku riyotaa mar walba dhagaxan  dahba oo cas cas mar marka  qar waxy isu badelan nac cayo mcn  sido kale nin keduna wuu ku riyoda dhagxanta cas cas marka wll  fasirkedu wamxy Fasirka: Waa hanti lama filaan ay heli doonaan gabadha iyo ninkeeda, waxaa laga yaabaa dhaxal inay helaan, guud ahaan riyada waa riyo aad u fiican. It's an unexpected property that the girl and her husband will get, they may have an inheritance, overall the dream is a very nice dream.

Riyada faraanti dahab lasoo helayo oo kaa lumay

Riyada: Asc bahda daruuro  wll waxan ku riyooday  xalay ani oo fargal dahaba helooday oo waahore lumay dhulka kahelooday markaa wAn soo qaday gurigan imaday leeyahay markaa wXaan dhigtay miis hoostii miiska waxaa hoostiisa iyàalay osbaadhays badan oo misayla waaana dhxdhigtay dadbaan tustusayY oonlahaa  dahabaan helooday  Fasirka: Riyada waa bishaaro waxa aad niyaysan tahay ayaad dhaqsi ku gaaraysaa inshaa Allaah

Waxaan ku riyooday xalay xaajigeyga oo laba katiin igodoonsiiyay

Riyada: Asc shekhow waxaan ku riyooday xalay xaajigeyga oo laba katiin igodoonsiiyay mid cad iyo mid dahabka cadiga oo kalarka jaalaha ah maxey noqon kartaa Fasirka: Waa riyo fiican oo tilmaamayso farxad iyo wanaag iyo jacayl waliba ubad fiican ayay tilmaamaysaa iyo xasilooni iyo bawaaqo oo gurigiina imaanayso.

Waxaan ku riyoodey anigoo 2 joog dhago dahab gacanta ku haayo

Riyada: Asc sh xaley waxaan ku riyoodey anigoo 2 joog dhago dahab gacanta ku haayo maxay noqoneysaa waxan ahey xaaas. Fasirka: Waxaad gacanta ku dhigi doontaa wixii aad raadinaysay oo aad jeclayd, waa khayr iyo farxad inshaa Allaah.

Waxaan ku riyooday anoo helay dahab iga lumay

Riyada: Asc  wll waxaan ku riyooday anoo  helay dahab iga lumay oo badan aadna u qurux badan badh amaano ayuu ahaa badhna anaa lahaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gudbi doonto dhibaatooyinka niyadda kaaga taagnaa iyo walwalka ku haystay oo aad gali doonto farxad iyo guud, waa riyo khayr inshaa Allaah.

Riyida xayawaan ii tilmaamayo meel dahab laga qodayo

Riyada: Allah mahadleh Asc Waad mahadsan tihiin webka daruur Allah macak Waxan ku riyooday anoo jooga meel banaan oo wada ciida Ayaa waxaa agtayda qodayay Ay Madow ama shabeel madow Waxuu qodayay dhulka Wuu ila hadlay waxuu igu yidhi halkan dawladaha ajaanibaa dahab ka qotee oo ku qarsadee kaalay arag oo qaado waa u imid meeshii oo waxaan imid qodan oo dahab ka buuxo waxaan qaatay dhagax aad u wayn oo dahaba oo dhalalaya Hoostan gashaday anoo dadka ka qarsanaya waxaanan fuulay geed wayn oo dheer Allah mahadleh. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa hanti inaad heli doonto waxaad la kulmi doontaa ama aad la shaqayn doontaa dad kala duwan qaar cadow ah qaarna fiican marka waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso dadka qaar oo xaasidka ah. Dreams indicate property that you will get you will meet or work with different people some enemies and some are good when you are required to protect yourself from some jealous people.

Riyada nin gabar la raaxaystay oo farjigeed dahab kala soo baxay

Riyada: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin webka daruur Waxaan leeyahay sh fasira riyooyinka ilaahay barakooyinka dhulka iyo cirkaba hakuu furo Ilaahay haku xafido Waxaan ku riyooday anoo LA raaxaysanaya gabadh yaroo aad uqurux badan hab ayaan siiyay oo laabta galiyay Waan dhunkaday , afkaan ka jaqay , naasaha taataabtay kabacdi Waxaan faraha galiyay xubinteeda taranka Kabacdi waxaan kasoo qaaday gudaha farjigeeda 6 dhagaxoo dahaba oo dhalalaya oo fatatiirta le'eg Oo aad u qurux badan aadna waanu u wada faraxsanayn Manaan biyo bixin Allah mahadleh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaarayso dantaada adoo aan wax dhib ah la kulmin, riyada istiinka dumarka guud ahaan waa raaxo qofka uu ka helayo dunida, teeda kale farjiga aad dahab kala soo baxayso iyadana waa arrin wax weyn xambaarsan farjiga dumarka waxaa lagu fasiraa faraj. Guud ahaan riyada nolol fiican oo raaxo leh ayay tilmaamaysaa.