Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Salaanta

Riyada nin ganacsade anoo salaamaya

Riyada:  Asc sed thy waxaad ii Soo fasirtaa xalay waxaan kuriyooday anigoo socda ayaan lakulmay nin aan aqaano oo xidhan dharka shuluga ama khamiis ah oo ganacsada ah ayaan isagoo taagan ayaan salamay oo aan laabta isgalinay siniyad ah  ii Soo fasir inshallah allaah haday khayr tahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriirkaaga dadka inuu aad u fiicnaan doono oo lagugu kalsoonaan doono waa riyo wanaagsan. The dream indicates that your relationship with people will be very good and you will be trusted is a good dream.

Riyada nin ganacsade ah aan tacsiyaynayano

Riyada: Asc walaal alahaa ku barakeeyee waxaad ii fasirtaa , Waxaan ku riyooday anigoo salaamaya nin ganacsda oo aan is gacan qaadanay , une tacsiyayay aabihii oo dhintay iyo walaashii oo dhawaan dhintay,  Kadibne uu faraxay waxaane wada galnay xafiis wuxuu ii sharaxay qaabka ay u shaqeeyan qorshihii , Intaas kadib waan ka Soo baxay xafiiskii anigoo arakay qaab shaqadii xafiiska  lane kulamay shaqaalihii xafiiska , Waan Soo baxay anigoo ku faraxsan  waan Soo tooasay insha allaah Fasirka: Riyada waxaa laga fahmayaa ninkaas inuu walaal oo kale kaa dhiganayo oo aad saaxiibo isku dhow aad noqonaysaan aad buu kuugu kalsoonaanayaa sida uu ugu kalsoon yahay walaakiisa In the dream, it is understood that that man is making you a brother and that you are going to be close friends. He trusts you as much as he trusts his brother.

Riyada salaanta iyo la kulanka masuuliin sarsare

Riyada: Asc walla khayr aan dhamaan Rabi kaaga baryaya  Waxaad ii fasarta salanta iyo lakulanka masuulintaada  sar sare insha allaah Fasirka: Riyada waxay tilmaamasaa darajo sare iyo dalacsiin meel sare inaad ka gaari doonto bulshada aad ku nooshahay waa khayr inshaa Allaah.