Riyada: waxan ku riyooday iyadoo la leyahay waxa la bixinyaa gabdh aad qarabo tihiin oon xafladii jogno ,kadib waxan xaflada wada joognay ardaydaan jamcada wada dhigan jirnay. Lkn run ahaan gabdhaas qarabo daye xitaa waligay ma arag. Fasirka: Waa munaasabad farxad leh oo idin soo dhow, way dhici kartaa gabar reerkiina ka mid ah in la guursado, way dhici kartaa adiga inaad noqoto gabadhaas la guursanayo, guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa farxad aroos ama munaasabad qiima badan It is a happy occasion that is near you, it can happen that a girl from your family is to be married, it can happen that you are going to be that girl to be married, in general the dream indicates a joy in a wedding or a valuable occasion
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services