Riyada: Acs sheekh waxan kuriyoday wiil aan shekaysano intu geedka bocorka intu beeray oo geedka midhihisa isinaya oo macan sheekh ILAHAY khayr hakusiyo. Fasirka: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad helayso waxyaalo aad ku faraxado waxaana sabab u noqon kara qofka ku siinaya. Sidoo kale riyada bocorka waxay tilmaamaysaa qofka inuu helayo darajo sare.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services