Riyada: السلام عليكم ورØمة الله وبركاته Shaikh Alaah subxaanahu watacaalaa haku barakeeyo Riyadaan ii soo fasir Ciidan Ayaa idaba socda meel ayaan kagali anoo ka yara cabsanaayo oo Is leh amay ku xeraan kadib meeshii aan kagali darbigeeda iga soo fiir fiirinayeen Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow ah adiga kugu mashquulsan oo dhibkaaga raadinaya oo ku cabsi galinaya, waxaadna kaga badbaadi kartaa inaad iska ilaaliso dadka xunxun. The dream describes people who are hostile to you and who are obsessed with you and who are looking for your trouble and scaring you, and you can be saved by protecting yourself from the bad people.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services