Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Kursiga

Riyada Raga nasoo bursanayo inay na kufasadaan rabo waalshayda ayay qabsanayaan

Riyada: Riyo  ayaan  qabaa Gaber  waan  ahy Waxaan  ku  riyooday   aniga  iyo  abaayo  iyo  qof  kle  iska  socono  kadibna  wadada  wiil  aan  jeclahay  gurigiisa  agtiisa  mareyno Ayaa  niman  naga  soo  hor  baxayan  kadibna  walashey  iyo  qofka  kle  la  qabsanaa  ana  waa  cararaa  waxaan  aadayaa  wiilka  aan  jeclahay  gurigiisa Waana  liga  furaa  asiga  ayaa  laabta  ka  galaa Waxaan  leeyahay  walashey  waa  la  kufsanayaa  aniga Asiga  tuuga  inuu  imaado dilayaa  anigana  waa  lii  ka  xeysanaa Fasirka: Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa qof xun oo adiga aadan ogeyn inuu xun yahay, taas macnaheeda waa inaad iska ilaalisaa dadka xunxun. Dreaming is a...

Riyada fuulidda gaariga iyo aadidda shirka iyo lahadalka qof masuul ah

 Riyada: Asc waxaad ii fasirtaa adigoo mahadsan   Waxaan raacay gaadhi cusub oo cad oo looyaqaan cabdi bili (qabaal) laba shidhla ah waxaane uu igeeyay meel hool ah lagune hayo shir, Waxaane ku fadhiistay kursi .kadib waxaan lahadlay ninkii shirka hayaay une sheegay inuu nin miskiin ah oo meesha shirka Nala fadhiyay inuu siiyo guri uu dago,waane ku adkeeyay , Kadib waxaan arkay ninkii aaan lahadlayay oo ninkii isaga xukumay eegaya, waxaan idhi waxaad kacabsanayso waa ninkii kuxukumay , Isagii amsuulka ahaa yaan u sheegay arintii guriga uuna iga aqbalay waan siin ayuu idhi , Waxaane idhi waxaan tag ayaa fasax 2 bilod ah  in la ibadalo ayaan dhici kartaa , waxaan Soo raacay bas cusub hawayn ayane ila sooracay meel ayuu istaagay markaad ayaan idhi meesha naga dhaqajiya yaan sugaynaa waxaa laiigu jawabay dirawalkii ayaan sugaynaa huradiidii ayaan kasoo toosay insha allaah ii Soo fasir khayr alahaa ku siiyo Waxaan Kaa ilaabay waxaan ahay shaqale dowladeed Marka waxaan gal...

Riyada gabar boqorad noqotay oo lagu wado kursiga boqorada

 Riyada: Acs sheekh waxan kuriyoday aniga o noqday  boqorad  waxa liguwaday waxa boqorada lagu qaado aad ayaan u qurux badnaa ilahay hakushafro. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof laga dambeeyo oo shakhsiyad adag leh oo aan dadka ka baqaynin, sidoo kale xiriirka aad dadka la leedahay wuu sii weynaan doonaa, waa lagu qiimeyn doonaa.

Riyada kursiga cagaaran iyo hagaajinta timaha

Riyada: Waxan kuriyody wiil aan xidhidh leenahay oo kursi cagaran igu fadhisiyay oo timaha ihagajinaya  keeg cad isanaya  timahu way quruxbadnayen  anigu na  waxan kufaraxsana  timaha sidu igu hagajinayo ilahay hakubarakeyo   muqalada wan kalely  wan dhagista  wa Ramadan ne cibada ilhay hainaga aqbalo wll ilhy hakubarakeyo  muradkaga hakufudiiyo isojawab. Fasirka: Walaal riyada waa riyo tilmaamayso inaad heli doonto qof aad kuu daryeelaya oo nolol fiican aad la wadaagayso. waana qof si fiican kuu tixgalin doono, haddii aad doob tahay waa guur haddii aad xaas tahayna ninkaaga ayaa Ilaahay kaaga dhigaya qof aad kuu jecel.

Riyada kursiga boqortooyada iyo biyaha zamzamka

Riyada: Riyada labad  waxay tahy  qof an aqano  oo amirad iga dhigay  oo kursiga boqortoyada igu fadhisay   anigu man ogin inan amirad ahay    marka qof udhawacmay lkn isaga odhawacan ayu ikeniy biyaha samsamka wll ilhy hakubarakeyo  maxay noqonisa. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa qiimaha aad ka yeelan doonto meesha aad ku nooshahay iyo siday dadka kuu texgalin doonaan, haddii aad gabar tahay nin darajo sare taagan ayaad nolol la wadaagi doontaa, haddii aad xaas tahayna mustaqbalka guurkaaga wuxuu noqon doonaa mid aad iyo aad u sarreeyo.