Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Qaawanaanta

Riyada zojkada oo qawan bogada kujifo maxay taxay

Riyada: Asalamaleykum riyada zojkada oo qawan bogada kujifo maxay taxay please Fasirka: Riyada ninka qaawan oo ku jiifo boga xaaskiisa waxay tilmaamaysaa inuu daacad uu u yahay naagtiisa, waxba aan u qarsoonayn oo xaaskiisa uu aad u jecel yahay waa riyo fiican markay xaaska aragto

Riyada nin qaawan sariirta nala seexanayo aniga iyo xaajigayga

Riyada: Asc sheekh wakusa lamay salan kabacdi shekh waxan kuriyoday  nin qawan oo saeir ta iisoo fuuly ooraba  ani iyo Xaajiga inuu na kala dhexgalo  ana wan layaby  wan diidy  tasi wasa       takale waxn kuriyody  naag xubin ta taran ka xaji ga kagoysay mindi kaga goysy iso fasir janatul firdawsa ale hakugu bishareyo Fasirka: labada riyo xiriir ayaa ka dhexeeya waxay tilmaamayaan adiga iyo ninkaaga in l idin soo dhexgali doono, waxaa laga yaabaa inaad is dagaashaan dagaalkasna qof kale ayaa sabab u noqonaya.

Riyada hooyada oo qaawan gurigeedana aan qurux badnayn

Riyada: Hadane xalay arkay hooyo deey oo qaawan gurigedana oo qurux badnen ani iso galayo hooyo maxa waye dhaha Ka dib wxn arka gawar hawar yr teey dhashay o buuran o cad o dhaheeyso dhulkeyga so gatay dhaxalka ahaay marekan u socda Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in wax sir ah kusoo gaari doono oo hooyadaada la xiriira waxaa laga yaabaa hooyadaada in qof ay wax siisay oo idinka laydinka qariyay waliba waxaa dhici karto dad qaraabadeeda inay wax siisay xoolahaasna dhaxal ayay noqon karaan.

Gabar ku riyootay dhowr jeer iyadoo qaawan

 Riyada: 1. Ano qawaan jamcda joga o glasska dhexdisa ku maydhnya gursi isku gudbyo lkn cidna i arkayn 2. Ano wado ku maydhnya zhptyna i maydhyso mrkan dad arkay soo carary lkn yadu isku kay gudbtay layna arag 3. Ano meel isku qaawiyey wiilal badan tagan yihin lkn aanay ineegin 4. Ano musqul ku maydhanyo Oo layga eegyo dalool an an xidhanhy goograd an kor uqaday ila kilkilda kadipna an ka so baxy intan cayey ku i egay 5. Ano wado ku xaajo gudnay lkn wiilal an garanyo i eegyan lkn wxpa any iga arkayn 6. Ano zhptay cawrdeda arkayo kadipna an ku odhanyo maro isi saar Fasirka: Riyooyinkan oo dhan waxay tilmaamaan fasir aad isugu dhow waa digniin waxaa lagaaga digayaa fadexaad weyn oo ay dadkoo dhan ogaanayaan iska ilaali in lagaa qaado sawir xun waayo riyadan kugu soo noqnoqotay caadi ma aha marka iska jir in wax lagaa qaado. Daawo faahfaahinta riyada qaawanaanta