Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Ciidanka

Riyada anoo gaari saaran iyo ciidan badan

Riyada:  Asc wll sed thy  Khayr allahaa kusiiyo Waxaan ku riyooday habeen hore anigoo gaadhi yar saaran oo aan laamida socono oon leeyahay tartiib uwad gaadhiga laamida , waxaan wataa buurso waataa, Hadani waxaan is arkay anigoo meel qurux badan oo barwaq jooga ciidan militar badn oo baabuur saary ay nag garab  socdaa geed wayn hoostisa ayaan Taganahy , Wadada hereerhed  dadbaa kujiray nin saary baaburta ciidanka ayaa siidhi yeedhiyay . Waan yabay dadakii hareerah kujiray ciidanbaa kusoobaxy oo uleeyay kuwii wada kujiraaay. Anigaa bay waan sody wado lugeed quruxbadn dib baan u eegay ciidankii oo ka istagy arday  caruur ah oo iskuulkii Laga Soo fasaxay   waan toosay haday khayr tahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa safar aad gali doonto oo la xriira mustaqbalkaaga dambe, waxaa laga yaabaa meel aad ka helayso inaad tagto oo ka duwan meesha aad hadda joogto. Allaah kaliya ayaa og dalka gudihiisa miyaa mise waa dibadda Dream describes a journey that you...

Riyada ciidan i daba socda oo aan ka baqayo

Riyada: السلام عليكم ورحمة الله وبركاته   Shaikh Alaah subxaanahu watacaalaa haku barakeeyo  Riyadaan ii soo fasir  Ciidan Ayaa idaba socda meel ayaan kagali anoo ka yara cabsanaayo oo Is leh amay ku xeraan kadib meeshii aan kagali darbigeeda iga soo fiir fiirinayeen Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow ah adiga kugu mashquulsan oo dhibkaaga raadinaya oo ku cabsi galinaya, waxaadna kaga badbaadi kartaa inaad iska ilaaliso dadka xunxun. The dream describes people who are hostile to you and who are obsessed with you and who are looking for your trouble and scaring you, and you can be saved by protecting yourself from the bad people.