Riyada: Asc walaal waxa ifasirta riyadan cijiyaha anigo ilkahega ku jarayaMicnaha waxaan ku riyooday aniga oo cijiyaha afkeyga ku jaraya micnaha afkeyga ku gooynaya cijiyaha. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad badan inay ku xasdayaan oo ay kaa maseerayaan, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa dadkaas inay ku wareerinayaanm inay hadal kugu wareerinayaan, waxaa laga yaabaa dadkaas inay yihiin dad aad kuugu dhow oo saaxiibo aad tihiin. Riyada waxay wadataa sidoo kale bishaaro oo ah dadkaas inaad ka adkaanayso oo aysan kaa guulaysanaynin, oo noloshaada aad ka saarayso.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services