Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Lacagta

Riyada hooyo oo lacag gabaati qeybinayso

Riyada: Waxan ku riyooday hoyaday oo lacag badan qaybinysa oo la leyhy waa gabaati, ama meher gabadh laga bixiyaya. waxay wacaday nin la leyahay waa xildhibaan,Mayar, dad aduu madxa, iyo kuwa kale oo badan, oo wax isku nahay, waxay ku leedahay 100 dollar soo dirso, aan lacg kuso raaciyee, ama shaah ban kuso dirya by ledahay, waxay u dirysaa dadkoo dhan lacag badan, kadib wxn idhi lacgtn waa many wxaa lygu idhi waa gabaati, laga bixiyay gabdh aan walaalo nahay oo iga weyn oo rer leh oo gabdh haysta imika. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad weyn oo aad la wadaagi doonto hooyadaada. waxaa dhici karto inay guur tahay farxaddaas. Lacagtaas ay qeybinayso waa khayr aad heli doontaan. The dream indicates great happiness that you will share with your mother. It may be that happiness is marriage. The money she distributes is good for you.

Riyada lacagta la helayso maxay tahay

Riyada: Last night waxan kuriyode anigo lacag fara badan hasto Mel suk na wanjoge surwal dera qurux badan oo jala wankahele lacag dolar oo qartas na balance walisoceliye suk kala usocde lacag  kun kun oo dulka yasho habad habad ayan u arursade Talabada siqadoba kun kala an hela marka nin an garaneyn aya idabo socdo lacagta an kohorqate ayu rawa Inuigaqato wanaka cararey. Fasirka: Riyada waa bishaaro fursad ayaad heli doontaa oo fiican oo la xiriirta mustaqbalkaaga waana hanti gacantaada si sahlan kusoo gali doonto waxaa laga yaabaa qof inuu damco waxa aad helayso inuu wax ka qaato, lacagtaasna waxay kaa soo galaysaa nin xaggiisa. Halkan ka daawo riyada lacag oo faahfaahsan

Waxan ku riyoday ano duulayo lay bursanayo biyaha bada ka helay lacag

Riyada:  Sheq waxan ku riyoday ano duulayo lay bursanayo biyaha bada  ka helay lacag marwa ahay weli an waxdhalin Fasirka: Riyada waa badbaado waxaad ka badbaadaysaa dadka cadowga kugu ah oo dhibka kula jecel waxaadna helaysaa wax aad ku faraxdo, Alle cadowgaaga waa kaa sara marsiin doonaa inshaa Allaah.

Riyada saliga nabiga SCW iyo raacidda baska iyo lacagta

Riyada: wll xalay waxa aan kuriyoday  ano saliga nabiga niyada kuhaya ayan bas fulay kadib nin baska fushana ayaa lacag aan 15 kun oo shilin somaliya iso fidiyay marka ayu idhahay ada iskaleh kadib markii aan jebada gashaday een baska kadagay anoo leh wa inaan faidada saliga nabiga u leyahy aan dadka ushega lacgti ayaan jebada ka so saray lacagti intii aan modayay way ka badatayba lacag aan ku qiyasay ila milyan ayay noqotay  markii aan waxyar hayna waxay noqotay calamo dalka oodhan ah  marka ifasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa badbaado iyo xoolo badan, waa bishaaro aad u weyn, ku dadaal saliga nabiga scw Ilaahay khayr badan ayuu ku siinayaa adduun iyo aakhiro.

Riyada wiil aan isla socono oo isoo doontay

Riyada: Waxan ku riyooday ninkan isla socono oo isoo doontay lacag badanna iga bixiyey 4million oo dollar kadib ma ogayn in la isoo doontay oo hooyadaybaa ii sheegtay in laysoo doontay lacagtaana layga bixiyay dedna  hooyo baa lacagtii dadkii wax ka siin wayday  oo diiday inay cid wax kasiiso kadib markan anigu ku idhi sii dadka lacag. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka aad isla socotoaan inaydan is heli doonin oo wax kale idin soo dhexgali doono waxaa laga yaabaa hooyadaada inay noqon doonto sababta.

Riyada xaaskayga lacag i weydiinayso

Riyada: Asc habeen hore waxaan ku riyoodey. Xaaskeygii oo aan muddo 1/5 hal sano iyo bar aan is qabno hadda Ay safar ku maqan tahay ayaan ku riyoodey iyadoo Ay leedahay. Lacag badan ayaad haysaa lacagta arooskeyga maad isoo dirtid dharbaan ku soo gadana. Sidaas ayaan ku soo kacay mahadsanid. Fasirka: Riyada waa wax fiican Ilaahay wuxuu ku siin doonaa hanti aadan filanaynin waa khayr inshaa Allaah Dreams are good and Allah will give you wealth that you do not expect.

Waxan ku riyoday anigo kaluun shiilan iibsanya

Riyada: Waxan ku riyoday anigo kaluun shiilan iibsanya kadib marki aan lacagti bixiyay walina anan malaygi cunin ayan hordadii ka tosay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto xoolo ama lacag laakin dood iyo dagaal ayaa ka horreeya oo rafaad aad la mari doonto, kaluunka shiilan inta badan sidaas ayaa lagu fasiraa.

Riyada nin tagsi wadayo oo taayarka ka banjarayo

Riyada: Walaal ninkayga ayaa Ku riyoday isagoo gaari tagsiya Ku shaqaysanyaa kadib waxan qaaday dad cadaan ah anigo wadada  Maraya ayaa taayir iga banjary markas ayay dadki iga dageen waxaynu isiiyeen lacag aan garan wayay o o an waligay arag. Wll ninkayga ayaa ariinkaa Ku riyoday  Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo lama filaan ah ay lasoo gudboonaan doonaan oo shaqadiisa carqaladaynaya oo laga yaabo dhibaatoo inuu kala kulmo.

Riyada la kulanka niman masuulin Sare ah oo qaarkooda lacag i siinaya

Riyada: Habeenkaas aan Dayrka u dhisayaay masaajidka waxaa jirtay inaan utagay niman masuulin Sare ah sifiican ayaay ii Soo dhaweyen iina hanbalyeeyen laabtaan isgalinay kadib nin kamid ah masuulintii aan utagay waxaa uu isiiyaya lacag anaguu wada faraxsan inshallaah taasine ii fasir Fasirka: Labada riyo xiriir ayaa ka dhexeeyo waana is fasirayaan, waa riyo tilmaamayso farxad iyo guul inaad ka gaari doonto howsha aad ku jirto.

Riyada nin guri lacag iigu daadiyay

 Riyada: A S C, wll waxan ku riyooday qol guri dhaxdisa anigo kujira nin an garaneyn ayaa intu soo galo qolka lacag xidhxidhan oo farabadan ayu hortayda ku daadiyay oo dhulka kadib lacagti u daadiyay laba xidhmood intaan ka qatay ayaan iskaga tagay meshaas ee bal riyaadas ii fasira khayr alle ha idin siiye? Fasirka: Waxaad helaysaa wax aad ku faraxdo oo lama filaan ah waa khayr inshaa Allaah.

Riyada qof deyn kugu lahaa oo ku weydiinayo deynta

Riyada: Waxan ku riyoday nin deyn igu leh on wadashaqeysano deyntiisa hada iima heysto imana weydiiyo balse xalay riyadan ku arkay aso idhahayo wexeygii hada isii. Fasirka: Riyada  waxay tilmaamaysaa fikir inuu kulasoo gudboonaanayo oo la xiriira shaqada aad iskula jirtaan  adiga     iyo  ninkaas  oo deynta kugu leh waxaa laga qaadanayaa sidoo kale riyada in Alle kuu fududeyn doono gudidda deyntaas inshaa Allaah. The dream indicates a thought that is going to pass with you in relation to the work you and that man who owes you a debt is also taken away from the dream that Allah will make it easier for you to pay that debt in the hope of Allah.

Waxaan riyo ku arkay anigoo lacag iga dhuntay hadana aan helay

 Riyada: Waxaan riyo ku  arkay anigoo lacag iga dhuntay hadana aan helay Laba habeen  oo isla sidii ah, lacagtana waa lacag Saudi oo shanshan boqol riyal obadan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka gaabin doonto cibaadada oo aad dayici doonto waajibaadka salaadda iyo danbiyo badan inaad gali doonto oo la xiriira salaadda iyo cibaadada,  lumitaanka lacagta waa sidaas, helitaankana waa ka towbadkeenka aad ka towbadkeenayso dambiyadaas, guud ahaan riyada waa riyo digniin ah ee iska ilaali dambiyada aad faraha kula jirto. The dream indicates that you will fall short of worship and neglect the obligations of prayer and many sins that you will commit in connection with prayer and worship, the loss of money is so, and getting it is from repenting of these crimes, generally the dream is a warning dream so beware of the crimes you are committing with your fingers.

Riyada anoo dad lacag doolar u qeybinayo

Riyada: Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin webka daruur Allah macak Waxan ku riyooday anoo u qaybinaya dad masaakiina lacag badan oo dollar ah Ayaan waxaan qaar siiyay lacag dollar oo fara badan oon aanan tiradeeda garanayn oo aan soo cantoobay Walalkayga oo dhintay ayaa igu lahaa dadkani aad lacagta intaa le'eg siinaysaa waa dad cadaw kugu ah oo xumaantada ka shaqeeya Waxaan ku idhi waan ogahay lkn ilaahay dartii ban usiiyee waxba kama rabo iyaga Waxuu igu yidhi waxba kaa qaadi mayaan ilaahay dartii hadaad u siisay Allah mahadleh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in Alle deeq badan ku siin doono heer aad gaarto inaad dadka wax ka siiso xataa dadka cadow kugu ah, teeda kale riyada waxaa laga fahmayaa in aad daacad tahay oo Alle ku waafajin doono iklaas dar Alle inaad wax u qabato waa riyo guud ahaan tilmaamayso camal suuban iyo wanaag iyo samafal.

Riyada gabar lagu leeyahay lacagtan kusoo xaji

  Riyada : Asc wlalah daruro gabar reer leh  ayaa ku tiyootay sidan 2 jeer Waxaa lagu yiri sidan  Naa orod waxaad hayso waa laguu dhaamaaye xaj ilaahay  aad Marka 2 Waxaa lagu yiri orad xajkaa aad waxayna tiri lacag ma haysto  Markaa waxaa loo tiriyay lacag caagar waa taase ku aad ba lagu yiri. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa gabadhan inay cibaadada Alle ka gaabinayso riyada waa baraarujin lagu baraarujinayo inay cibaadada ku dadaasho, waa qof Ilaahay khayr siiyay runtii waa naxariis Alle qofka in lagu booriyo inuu xajka aado, marka waxaa laga rabaa inay badiso daacada Alle. Waxaa kaloo riyada laga fahmayaa in Alle uu u fududeyn doono xajka inay aaddo, marka riyada waa khayr iyo bishaaro.

Riyada wiil ii yimid oo liin dhamaan aan siiyay isna lacag i siiyay

Riyada: Asc wllayaal. Wxan xalay ku riyooday anigoo jooga gurigeena ayaa wxaa ii imaaday wiil iska meel dhexaad ah oo waji ahaanna quruxlow ahaa oo mareeykanka iiga yimid iina sheegaya inuu horeyna mar iiso wacay kadib wxaa ooyay wiil yaroo wllkey dhalay markaa buu idhahy adi maa dhalay intuu Yara naxay maya ayaan ku iri kadibna caadi buu iska noqday kadib liin dhanaan meesha saxan yar saarned buu damcay inuu inoo kala jaro kadib ban ku iri iska wada qaado anaga geed liin aa inoo baxooye waana run oo geed liin dhanaan aya guriga inooga baxaya kadib ayuu lacag jeeg ku jirta isiiyay o warqad ku dhex jirto io warqad kle oo wx  ku jiraan iguna yiri sidad doonto u isticmaal. Sidaas ayaana ku kala tagnay oo isu macasalameyny wiilkii.paL lifasira riyadaas wxana ahay gabar aan guur soo marinpa Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto nin aad kuugu kalsoon nolol fiican ayaadna la wadaagi doontaa, wax kastana wuu ku siin doonaa oo ay naftaadu jeceshay. Riyada sidoo kale waxay...