Riyada: waxa jirta aabahay waxa uu dhintay December 2003 waxan ku riyooday laba riyo oo aabe ku saabsan tan hore waxa weeye aabo oo ila cunaya cabbage ama khudaaarta kaabashka tan labaad waxa weeye aabo oo dhenged ama ul yar la dhacaaya wiilka caruurtayda ugu weyn oo edbinaya WABILAAHI TAWFIIQ Fasirka: Riyada ansalaatada aad cuneyso waxay tilmaamaysaa khasaaro xagga hantida marka iska ilaali inaad gasho ganacsi aadan hubin. Midda labaad waxay tilmaamaysaa inaad ku dadaasho tarbiyada carruurtaada waxay u eg tahay inaad ka mashquushay ilmahaaga inaad tarbiyayso.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services