Riyada: Waxaan ahay inan layma qabo horena uma soo guursan da,deyduna waa 19 School baan dhigtaa Waxaan ku riyoodey riyo habeen dhawed Waxaan ku riyodey markii la suxrtey ee salada subax la sugaye baan sii yara sexdey markaa baan arkey dayaxoo kala jabay oo dhinac bari uscodo ana leeyahay alle dayaxii wuu guuraya dabadeed hadana dayaxa waxaa ka soo baxey nin faras wata oo leeb dab leh sita dadkana ku tuuraye guri walba dabdeed gurigu wuu gubanaye kadib guri,gaya ku soo tuurey anaga waanu bakhtiineyne marba meelbu ku tuura angana wanu bakhtiinayne waxan ka xasuusta aniga iyo hooyadey bas inaan aheen mar kale ninkii wuu tagey intaas ninkaas faraska wata samada buu makaso dagin yacnii sida dhulka oo kle buu faraska ugu socdaa samada kadib dad badan baa igu soo ururey oo ileh alle nasiib baad leedahay dadka arka waa dad nasiib badan aniguna aan leyahay alle malaa waa tasbiixdii badneed aan akhrisan jirey ramdanta Mar kle oon saa u fogeena waa...
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services