Riyada: Walal Waxaan ku riyoday riyadan mudo 8 bil kahor waxana ku riyoday wiil aan waqtigas kala tagnay lakin riyada dhaxded aan u hestay inaan ahay xaskis. Waxan ku riyoday aniga oo alab dhaqaya kadib wilki an kala tagnay oo guriga sogalay qolka inta galay dharka iska badalaya lehne waan gursana, aniga riyada dhaxded hadalakas xanuun ayu igu ahaay wana dhibsaday madama an u hestay xaaski Ina ahay, mana u mujin darenkeyga waxan ka baqay inu iga daro, waxana daremayay hadalka inu Ii leyahay si uu i xanujiyo, uma jawabin, sulida ayu aday wusoweysa qatay dharki ayu ku ceshtay kadib miasjidka aan Ada ayuu i yiri anigana alaabtii ayaan sii dhaqayay Ila intaas, jaranjarta ayu ka dagay oo si fudud ayu uga dagay dagdag cml Ane waxan is iri xir albaabka xir weydine waxan ma run ba, jaranjarta bartamahed Ina istagay ayan ku iri run miya? Haa Somalia aan Ada wan gursana ayu yiri haye aan iri hadaa wanag u aragtay oo nolol gale halkaas, inta dagay ayan madaxa banka u sartay waxan arkay wil y...