Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Kacbada

Riyada anoo cimrada joogo oo macmacaan cunaya

Riyada: Asc sheekh waxan ku riyooday anoo cimrada jooga oo  xashka dawafaya oo ducaysanaya  inanbaa itimi waxay igu tidhi adiga ahmashadi waa 0ro  kadib wan naxy o waan ducastay ee ma xata ducadii  waxa jirta meelyar oo tirada ay ku qorantahy iyo magacyga kadib way itimi waxay tidhi acmasha mahee waa xoga macmacanka ayanad ad ucunin oo macankaga hosudhacy ee acmashadu waa cadi kadib waan farxay wana ramadaan an cimrysanayno  kadib waxay ikeentay laba jeeg oo macan ku jiro shukulate iyo  macmacan kale waan dhadhamiyay ad ayaan ula dhacy macankii kadib waan qatay waxa ila socota hoyady oon wada cimrysanaynaa kadib wan qatay ifasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto  nin aad jeceshay oo aad kuu qancin doono, macaanka wuxuu tilmaamayaa raaxada aduunka sidoo kale cimrada waxay tilmaamaysaa arooska aad gali doonto. Dream indicates that you will marry a man you love and satisfy you, sweetness describes the pleasure of the life and ...

Wiil ku riyooday Cumar bin Alkhaddaab asoo xaramka joogo

Riyada:  Markaa wiil ayaa dhahay ii waydii mid   waana sidan Cumar binu khadaab ayaan kula kulmay xaramka   ka bacdi gurigiisa ayaan u raacay   jidka markaan maraynay   neef lax ah ayaan la iibiyay   xafadiisi oo aad busaarad uga muuqato ayaan tagnay    markaa waxan waydiiyay su.aalo aduunyada ku saabsan waanu fahmi waayay    markaan seexanayna waxa lay tusay aduun yadii ooo foool xun waxna dhex oolayn. Markaa waxaan ku dhahay  aduunyadii waad kala tagteen oo hamigaagu waa janno  wuxuu dhahay miyaad hubtaa inaan jannada gelayo   maya ayaan dhahay  ee inoo ducee  wuu fadhiistay waxaanu ku celceliyay اللهم سخرنا illintii ka qubanaysay ayaa sida roobka iigu qubanaysay. Fasirka: Wiilkaas arkay Cumar bin Alkhaddaab (RC) wuxuu noqonayaa qof Alle u dhow oo iimaankiisu aad u sarreeyo wuxuuna noqonayaa qof ku dadaalo khayrka iyo camalka suuban.

Riyada booqashada Makka iyo kacbada

Riyada: Asc wr wb walaal? Walaal waxaan ku riyooday aniga oo makkah joogo, waxaana u socday dhinaca kacbada, waxaana u maleeyaa inaa salaada waqtigiisa la joogay oo aan rabay inaan soo tukado. Makka waxaan u maleeyaa inaan cimro u joogay. Jazakallah kheyr walaal. Fasirka: Inshaa Allaah riyada waa riyo bishaaro xambaarsan waxay tilmaamaysaa ammaan iyo nabad iyo guul sidoo kale inaad xajka aadi doonto mustaqbalka.