Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Mugdiga.

Riyada gabar kaadi badan qabanayso

Riyada: Waxn ku riyooday anigo kusii socda meherad ay hooyaday leedahay,kadib waxaa I qabaty kaadi, kadib waxaan fadhiisty need yaro meherda ka danbeya wana habeen oo waa madow waan fadhiisty kaadi anan sheegi Karin faro badnideeda, way iga dhamaan waydy faro badni owgeed,malha saacad bay socty,  ana wxn is lahaa armay dadku ku arkaan lkn qofna imuu atkin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa baahi weyn aad u qabto nin, waxaad noqonaysaa naag dareen badan leh oo aan ka dhergin raaxada sariirta, Ilaahay xumaanta hakaa ilaaliyo. The dream indicates a great need you have for a man, you will be a woman with a lot of feelings and not satisfied with the comfort of bed, God forbid evil.

Riyada wiil aan jeclahay anoo gurigiisa garaacayo

Riyada: Waxaan  ku riyooday  ani iyi abayo  iyo  qof kle  oo meel  mugdi  sucono  kadibna  anaga  oo socono  ayaa  waxaa dhacday  in  niman at qabsada labada  gawer  ee isla  socono Anigana  aan cararo  kadibna  wiil  aa jeclahay  guriisa  aa gargaraacaa  cabaar Kadibna  waaliga furaa  kadibna  wiilka oo waxaa arkaa asagoo wato  macwiiis  jaalo  iyo  garan cadan Lkn  waxaa  dhacayo  in  tuugada  aysoo  galaan  ay  madax  wax  ay  ugu  dhuftan  ayaga Kadibna  wey  ikaxeysanayan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in wiilka aad jeceshay iyo adiga dad idinku dhex jiraan oo laguu diidan yahay naad la socoto wiilkaas ama xiriirkiina aan la oggolaan doonin. Wiilkana diyaar uma aha guur hadda sida riyada laga fahmayo. The dream indicates that the boy you love and you a...

Riyada korontada oo guriga ka tagayso

Riyada : Walaalo fasirka riyada iso fasir guriga oo leerka ka tagayo oo Qof gabar aan aqoon igu leedahay computer shido aan dhahaayo ma rabi  way soo noqoney korontada yacni wax culees Iguma haayo mugdiga inta badan wan jeclahay mugdiga. Saan iftiin u helo yacni computer waxaa ka so baxaayo iftiin sow maahan Fasirka: Walaal riyada tagitaanka korontada waxay xambaarsan tahay arrimo la xiriira noloshaada dhanka xasilloonida iyo fikirka waxay tilmaamaysaa inay kaa maqan yihiin waxyaalo qalbiga kuu qaboojiyo oo fikirka aad ku jirto kaa saaro sidoo kale noloshaada inaysan xasillooni lahayn oo aad ku jirto walwal iyo fikir joogto ah, marka ku dadaal cibaadada iyo xuska Alle iyo quraanka.

Riyada mugdiga lagu dhex soconayo

Riyada: Waxa ifaisrta wallkay mugidga badana ku riyooda markastoo aan seexda mugdi le arkaa ano dhaxsocda ifasir. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof aad u fikiro oo la kulmay murugo badan, waxaad dareemaysaa kalinimo waxaad u baahan tahay qof ku dareemo oo qalbiga kuu dejiyo, marka Ilaahay hakuu gargaaro oo khayrka iyo wanaaga ha ku waafajiyo shartana hakaa qabto.