Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Tuuga

Tuugo mobile iga qaadan rabo iyo anoo suuliga galayo

Riyada: Asc sheikh wxn ku riyoday isnaqano ayado ii waceysa markas ani weyso aya idhorned lkn suuliga ayan galay o weysadi wey iga jabtay anigo nagti iwacady u socdo lkn adkaar ayan aqrisanay wxn wilal o tuuga ah wadadi wan ka so lexday wado kle ayan marayay hdane tuugo kle ayaa jogtay wadadii markas keen mobile ka markas aniga wan iska bar bar yay wxey rawen in ey mobilka iga qatan marka dambo wey idhafen markas aye igu dhehen hooray mad u soconee mise gadal ayad ku lawane walawana ayan ku dhahay markas wxn arkay nag kale o cunug yar wadata o carareysa Ani nagtii ayn racay gurigedi ayn o lagalay tuugo kale ayaa imatay hdane gurigii oo nin ween hogaminayo markas wxey igu dheheen kaas mobilka wey iga qateen nagta kle neh mobil ayee hasatay mana ka qadanin markas aniga wxn is dhahy tuugada iyo nagtaan bo wey is ogyihiin marka hda neh wxn kafikirayay imbesa lacagta igu jirto amey iga baxsadan lee markas aye nagti igu ledahay makaa baxsan karan sawabto ah imbesada biin lambar ayee u bahan ...

Riyada tuug oo xabbad igu dhufanayo aan ka badbaadayo

Riyada:  السلام عليكم ورحمة الله وبركاته   شيخ بارك الله فيك وجزاك الله خير  Riyadaan ii soo fasir  Waxaan ku riyoodey anoo jiifo tuug ayaa inoo soo galay gabadh isla dagneen ayuu alaabta kaqaadanayay markaas ayaan dhahay tuug tuug markaa xabad/bistoolad ayuu iwu dhuftay حسبي الله ونعم الوكيل ayaan dhahay wax dhaawac ima soo gaarin ninkii tuuga markasta wuu idilaa madhimanaay mana dhaawac maay حسبي الله ونعم الوكيل ku cel celinaay riyada dhexdeeda ayuu iwu baadi goobaay markuu I arko wuu idilaa Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa arrimo dhib kuu keeni karo waxaad kaga baadbaadi kartaa kaliya adkaarta iyo quraanka kariimka inshaa Allaah ku dadaal quraanka. The dream warns you of things that can cause you trouble. You can only escape from the hardships and the Qur'an.

Riyada tuugo iyo mindiyo cusub iyo kuwo miriray

Riyada: Asc sheq waxaan rabaa riyo inaad iifasirto xalay waxaan kuriyooday aniga iyo hoyadey walalkayga iyo walashayda iyo dadkale qarabo nahay oo banaanka fadhino meeshaan kuwada sheekeysaneynan kadib waxaa lagaaray xili danbo  waalakala xarooday oo inayseexdaan ayeey ubaxeen marka ay soobaxeen dhamaantoo ayaa bananka waxaa kusooharay Ani iyo halgabar yar oo aan habar yar uhay oo 2sano jir ah oo aan sinta kuhaayo lataaganahay ayaa waxaa isoo agmaray labo  wiil oo tuuga ah marka bananka dhan waxaa yaalay mindooyin marka mid kamid ah ayaa ahayd mindi xogoo wayn af zaaid leh oo cuseeb ah marka 2wiil markay arkeen inay aktayda mind fcn yaasho intakale ay af la,aan yihiin oo mirir ay yihiin ayeey iisoonoqdeen mindooyinkii 3 kamid ah qaateen 3daas waxaa kujuray mindidi fcnayd oo afka zaaid kalahayd waana hasha mindi kaliya ee meesha ugu fcn uguna cusub ugana wayn ahayd markaas ayaan uqeeyliyaya walalkayga  cabaar kadib way soonoqdeen oo mindooyinka ayeey soceliyeen lkn mida cu...

Tuug dhar cada wato oo labo moobeel iga qaatay

Riyada: Acs wll waxaan ku riyooday tuug dhar cadana ayuu xidhnaa sida khamiis meel ban marayey midi ayuu lasoo baxay laba moobil ayuu iga qaaday dadba iga qabtay waan garac nay waliba mididii intan ka qaaday Ayaan meel ka tagay ugu danben bolis Ayaan u wacnay fasirkeda Ayaan rabaa alle Haku xiftiyo aakharo iyo aduunba Fasirka: Waa qof cadow ah oo liita oo iska dhigaya qof nadiif oo daacad ah, laakin waad ka guuleysan doontaa waadna fadeexayn doontaa dadka oo dhanna way ogaanayaan inuu qof xun yahay.

Riyada gabar faraanti ka xadayso gabar kale

Riyada:  Asc Ani waxaan ku riyooday anigoo faranti xaday gabar kale ka xaday lkn laisoo qabanaayo oo waliba saxiibaday ilee yihiin video lagaa hayaa riyaas isoo fasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabar inaad nin ka qaadan doonto oo adiga uu kusoo raaci doono oo gabadhaas uu kasoo tagi doono, ama qof iyada jecel ama u dhow inaad adiga ka leexsan doonto, marka waana lagu ogaan doonaa adiga inaad ka dambeyso arrintaas. Riyada digniin ayay noqon kartaa 

Riyada tuug qof dili rabay laakin isaga dhintay

Riyada: Wll plz wlky iga yar aya ku riyoday Tuug so dhacay oo aniga rabay inuu ii dilo kadiba asigi dhintay inuu iso garin wll plz iga jawab tiyada aad ayey i mihiim igu tahay plz wlkei❤🙏 Fasirka: Qof isha idinka ku haya oo idin ilaalinaya ayaa dhib ku dhici doono dantiisa ma gaarayo, Ilaahay ayaa idinka qabanayo,  riyada sidaas ayay tilmaamaysaa.