Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Dhiiga

Riyada qof dumar loo qubeynayo oo farjiga ka dhiigaysa

Riyada: Quf dumara qaraba nahay oo loo qubeynaya habaryartey baa u qubeyneysa farjigeedana dhiig ka daadanaya qufka loo qubeynaya. Fasirka: Hadii gabadhaas ay tahay qof jirran caafimaad ayay helaysaa dhibka haysto ayaa ka tagayo, haddii ay tahay qof caafimaad qabta riyada waxay tilmaamaysaa in la guursan doono, oo ay nin yeelan doonto.

Riyada qof dumar ah oo dhiig lagu shubayo

Riyada: Sheikh waxaan ku riyooday gabar aan aqaano oo lay dhahaayo dhiig lagu shubay kadib xaalad dhimasho ayeey kugu jirta? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay mari doonto waxyaalo nolosheeda ciriiri galinayo waxay u baahan doontaa in la caawiyo dhibka ay gali doonto dartiisa Ilaahay ha u yasiro