Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Bada

Riyada weerarka shaydaanka iyo akhriska aayad-kursiga

Riyada:  Asc walla waxaad ii fasarta xalay waxaan ku riyooday shaydhaan I Soo weraaray anigoo gurigayag jooga kadib waxaan aqrisray ayaad kursida iyo inaan iskanaaro shaydhaanka kulba albaaka ayuu fijistaa markuu I arko ayuu caraari kadib hadane waxaa uu Soo istaagi daaqada anigune waxaan wadaa adakaarta , Kadib waxaan eryadaba waxaan wada tagnay bada hadane waxaa I Soo weraaray kuwa dooni saaran , Intaas aniga waxaan wadaa adakaarta , Markaan isla daalanay oo aan KAWADA adkaaday ayaa waxaa aniga ii yimid ruux nin ah waxaan adakaarta wadnaba bada dhexdeedii  Kadib waxaan Kari waynaya mid wayn waxaan kubaxnay roog quruxbadan oo bada dusheeda saaran waan fuulnay waxaan  na loo sheeegay inuu yahay saligii uu kutukan jiray nabi muxamad NNKH , Wixii uunaga hadahay waxaane ku saydhanay biyo kada ayaya salaiga inshallaah Fasirka: Waa riyo cajiib ah waxay tilmaamaysaa in ay jiraan dad xaasidiin ah oo aan kula rabin hormar iyo guusha aad gaartay, marka waxay isku dayayaan inay dhi...

Waxaan ku riyooday bada oo gurtay

 Riyada: Asc shiiqeena waxaan ku riyooday bada oo gurtay ama ewer ah fadlan iisoo sheeg Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa burbur iyo jab inay ka dhici doonaan meesha aad ku nooshahay maamulka meesha ka taagan jab ayaa soo gaarayo, guud ahaan riyada waa riyo dhibaato weyn tilmaamayso.