Riyada: Waxan ku riyooday qof aan aqaano oo aan maskaxdisa gacntayda kuhayo walaal ilaahay haku barakeeyo isoo jawaab Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gacanta ku dhigi doontid nin hantidiisa waxaa dhici karto inaad guursato nin hanti leh oo warkaaga qaadanayo oo aad kaaga dambeynayo. Riyada guud ahaan waxaa laga fahmayaa awood aad yeelan doonto.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services