Riyada: acs sheekh waxan kuriyodiy qof aan iskudhacsanahy oo agtayda ku tasbixsanaya oo aniga isoegaya oo igu ducisanaya ilhy hakubarakeyo maxay noqonisa. Fasirka: Riyada waxay tusinaysaa in Alle kuu xallin doono wixii kugu adag xagga noloshaada tasbiixda waa khayr iyo barako sidoo kale ducada uu kuu duceynayo qofkaas.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services