Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Shukulaatada

Riyada anoo chocolate la ii keenay oo cunaya

Riyada : aniga iyo gabdha aan jamcda zxp ku nahay ayaa wxa I keentay chocolate 🍫 kadib aana furay oo cunaya aad ayay ku macanyd kaib wxy igu tiri wxaa ii keenay wiil aan xidhiidh leenahay, waxnu fadhinay meel sees ah kadib wxaan argnaa rag badan oo meel aqal soomali ah fadhfdhiya oo badan ,kadib wxay tiri meesha meher baa ka dhcaya o inan ba la bixinyaa ee meherkaynu dawnaynaa,kadib anaoo fadhina meeshii bn aragny kurayo soo socda deto wxn ka baqnay inay mopilda naga qaadan wn ka tagny meshing. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad farxad leh oo aad ka qeybgali doonto, way dhici kartaa inay noqoto xaflad aroos ama munaasabad kale oo fiican. The dream hints at a happy event that you will attend, it could happen to be a wedding ceremony or some other nice occasion.

Riyada wiil shukalaato macaan badan i siinayo

Riyada: Acs  sheekh waxan kuriyody    will an aqano  o  ikenaya   shukulato     ad umacan anigu na wn cuny     isaga hoyadiba waxay igu dhahdiy  waxad ikarisa basto wn ukariyi   wll maxay noqonisa ilhy hakubarakeyo Fasirka: Waa riyo tilmaamayso xiriir idin dhex mari doono adiga iyo nin ku rabo, waliba waa ninka ku guursanayo oo aad guri yeelan doontaan oo aad ku martiqaadi doontid hooyadiisa. It is a dream that indicates a relationship between you and a man who wants you, it is also the man who marries you and you will have a house and you will be invited to his mother.

Waxaan ku riyooday anoo haysta Chocolatelto

Riyada: Waxaan ku riyooday anoo haysta Chocolatelto 🍫 aad u badan, aan cunayo hoyaday iyo ciyaal edo u ahyna aan wax ka siinyo, isku habeen ban ku riyody. Fasirka: Riyada waa riyo tilmaamayso farxad iyo guul, waxay u eg tahay riyada hore aan kuu fasiray. Waxaa dhici karto inay tilmaamayso guur fiican oo farxad wata. The dream is a dream that indicates happiness and success, it is similar to the previous dream that I interpreted for you. It may indicate a good and happy marriage.