Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Timirta

Riyada meel sadaqo laga qeybinayo waliba timir ah

Riyada: Asc bahda daruuro  wll xalay adinki waxaan kuriyooday anoo jooga meel aan leeyahay waa ciida carafo oo timir lagu gaybinayo dad aan garGaranay meesha jogay iyo dad caana markaa faylbaan galay markaa ninkii qYbinYay baa waxuu dhahay timirtu waa sadaqo masaakiintaa loogu talagay aniga 2 gabdhodoo  oo kale waxaa dhahnay sadaqo maqaanaynee masaakiintaan u daynanaa  meeshaan ka qadan lahaa anaa labixi waxaa ruux kasta lasinayay hakiilo iyo badh lacagteeduna waxuu lahaa ninka qaybina waa1.5 waxan laha wan sogadi wana bixin in laha igu danbay. Fasirka: Inshaa Allaah, Alle wuxuu ku siinayaa wax aadan filanynin oo aad dadka wax ka siinayso waa khayr riyada inshaa Allaah.

Waxan ku riyoday anigoo sooman oo timir qeybinyo

Riyada: Waxan rabay inaa ii fasirto waxan ku riyoday anigoo sooman oo timir qeybinyo oo dadka u qeybinayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad Alle u dhowaan doonto oo aad noqon doonto gabar hanti leh oo aad iyo aad sadaqo u bixiso khayrkana ku dadaasho, waa riyo ad u wanaagsan bishaaro ah, sidoo kale waxaad heli doontaa nolol aad ku farxdo.