Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Naasaha

Riyada gabar walaalkay qabo oo aan la jiifo

  Riyada: Walaal waxaad ii fasirtaa oo aan ku riyooday  gabadh aan aqaano oo walaalkay uu qabo  oo aanu hada isku magaalo jogono  ayaan arkay iyadoo ihoos jiifta oo gudub ujiifta  anigane aan ka koreeyo bale aan dheraar ugu jiifo iyada dharkane waan xidhan nahay labayaduba  kagane jiifo dhinaca oo naasaheeda ayaan taab Tay oo hadane waxaan laacay meelkale inshaallaah haday khayr tahay ii Soo fasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isu dhowaansho iyo kalsooni idin dhexmari doonto, waxaa kaloo ay noqon kartaa inaad ka ogaato arrin hoose iyada ku saabsan. The dream indicates the closeness and trust between you, and you may also know something subtle about it.

Xaaska saaxiibkayga oo naasaheeda jirkayga saartay

Riyada: A S C, wll waxaan ku riyooday wiil aan best friend nahay gabadhu qabo iyado dharka iska saarin ayee naasaheega jidhkayga ku xashaysay aniguna  waxba kumaan samayinin markaa riyadan yaab wayn ayu igu beeray waayo gabadhan wax inaga dhaxeeya majiro oon ka ahayn ixtiraam dumaashinimo ah bal riyadan i fasira mahad sanid? Fasirka: Digniin ka qab iska ilaali inaad fududeysato oo aad sheeko la wadaagto waxaa laga yaabaa shaydaan inuu maskaxda ka galiyay fikir iyo waxyaalo aan wanaagsanayn. Be careful to be careful not to simplify and share a story with whom satan may have brainstormed thoughts and unpleasant things.