Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Guriga

Riyada nin gurigiisa duminaya oo fureyaal i siinaya

 Riyada: Waxaad ii fasirtaa hadii alle idmo, Waxaan ku riyooday waxaan u soogalay nin gurigiisi qayb ahaan duminya kadib wuxuu igu idhi guryahas kashaqee, Soo jeedka Kane mid ahaa gudihiisa oo dumiyaya, Wuxuu iyidhi mahaystaa guryo waxaan ugu jawabay mahaystoo waxaygu biilka iyo kiradaba madhaafo, Kadib wuxuu isiiyaya  furayaal guri iina sheegtay inaan qaato oo dhamaystiran guryahas furihiine waan kaqaatay ,waan Soo tuusay haday khayr leedahay ii Soo fasir inshallah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa faraj inuu kuu soo socdo lacag ayaad ku heli doontaa si sahlan waliba waxaa dhici karto lacag dhaxal ama deeq fudud aad heli doonto waa khayr The dream indicates that you will receive money for it easily. It can happen that you will receive inheritance money or a simple donation. It is good.

Riyada wiil aan jeclahay anoo gurigiisa garaacayo

Riyada: Waxaan  ku riyooday  ani iyi abayo  iyo  qof kle  oo meel  mugdi  sucono  kadibna  anaga  oo socono  ayaa  waxaa dhacday  in  niman at qabsada labada  gawer  ee isla  socono Anigana  aan cararo  kadibna  wiil  aa jeclahay  guriisa  aa gargaraacaa  cabaar Kadibna  waaliga furaa  kadibna  wiilka oo waxaa arkaa asagoo wato  macwiiis  jaalo  iyo  garan cadan Lkn  waxaa  dhacayo  in  tuugada  aysoo  galaan  ay  madax  wax  ay  ugu  dhuftan  ayaga Kadibna  wey  ikaxeysanayan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in wiilka aad jeceshay iyo adiga dad idinku dhex jiraan oo laguu diidan yahay naad la socoto wiilkaas ama xiriirkiina aan la oggolaan doonin. Wiilkana diyaar uma aha guur hadda sida riyada laga fahmayo. The dream indicates that the boy you love and you a...

Riyada naag deriska guriga noo xaaqayso kadib garguuranayso

 Riyada: Asc sheikh  hooyadey ayaa waxay  ku riyotay mamo oo dariskeena ah oo guriiga u xaaqeyso kadib markey xaaqida dhameyso maamada wey garguranee no so fasir qer Allah haku siiyo. Fasirka: Waa riyo tilmaamayso in dhibaatooyinka iyo mashaakilka ay ka tirtirmayaan guriga, waa riyo bishaaro ah oo wanaagsan. Ilaahay wuxuu idin sakirayaa qof idin jecel oo idin adeegayaa oo idin ka dambeeyo. It is a dream that indicates that problems and problems are disappearing from home, it is a good news dream. God will make you a person who loves you and serves you and respect you.

Riyada cilaanka iyo guriga quruxda badan

 Riyada: Waxan ku riyooday sheekh  ifasir anigoo xine lay marinayo oo caga iyo gamcaba lay mariyay  madawyso sida arosada laygu mariyay waxa lay geyay goob xaflada lay geyay mis ad  losharaxy dhukureshin ad uqurux badan lagu sharaxy oo laydhadhadh casriya lagu qurxiyay  waxa laygu yidhi adiga lagu sameyay ad ayaan ugu faraxsanahy waxan mesha ugu tagy gabadh iyo wiil an ilmabti nahy waxa layidhi wilka dhukureshinka xidhy gabadhuna inta kaly diyarisay ifsir sheekh waxan ahy garob Fasirka: Waa isbadal noloshaada la xiriira, haddaad tahay gabar wali aan la guursanin ama garoob waa xaflad guur, haddii aad tahay xaas waa nolol wanaag iyo ixtiraam ku dhisan oo barwaaqo iyo farxad leh. It is a change in your life, if you are a girl who has not yet been married or divorced woman it is a marriage ceremony, if you are married it is a life of goodness and respect based on prosperity and happiness.

Riyada aniga iyo ninkeyga iyo labo ciyaal bajaaj raaci rabno

Riyada: Asc shekh waxan kuriyoday ani io ninkeyga io 2ciyaal dhalnay isla socono waxan uso soconay xafadena kadib motto aan raacno radineynay kadib waxan arkeyna motto bajaj oo guri hortiisa istagsan waxana ka dagayay mottada uday kadib mottadii wan hishiin weynenaa wey iska tage kadib ninkii nadhahayo ciyal wadiin intat motto kale kaheleysiin gurigeyga soo gala waan galeyna qol nagilina sheko noo bilabaa kadib aniga bananka usoo baxa waxyar markan bananka joogo qolkii kulabana waxan arka ninkii oo wax sikale u urayo idin kushiday ninkeygana indhaha isku haayo oo wax wey wey diinayo qaab sixir ookale uadeegsanayo oo rabo inuu hanti diisa qaato kadib asigiiyan kicinaa meshan naga soo wad dhaha ani dhan wixii shitna madaxa igu war warerayo lawadeyda ciyaal iihurdayo soo xanbara bananka uso baxa ninkeyga oo sida qof walan ookale usoc socda gacanta kaqabana waan soo baxeyna intan socdo wax aan qaban karin qiyas ahan nin uek gadaal iiga dhagaayo waan iska fujinaa Fasirka: Riyadan waa riyo c...

Riyada wiil iyo walaashii caan ah oo guri tagay

Riyada: Gabdh ayaa ku riyotay wiil caana iyo washii oo  cana ah waa qosy wda caan ah u yimaadeen kadib walsheed by ku idhaahdeen heblyo noogu yeedh ,kidib qol by u hagajiyeen oo fadhisiyeen ,kadibna  wy uso bxdy way Isa salmeen kadib habeen by noqty xy tiri wiilkii walshiii  ,iydiii qolkiiby wada seexdeeen, Riyda mrka lga imdo dadkan isma yaqanaan, xy tiri wiilkaasna uu igu soo noqnody riydiisu mna jeceli kaliya wn aqaaan. Fasirka: Riyada magaca ayay tilmaamaysaa gabadhaas waxay noqonaysaa qof dad badan ay ka dambeeyaan oo la tixgaliyo. The dream of the name indicates that the girl will be a person that many people follow and consider.

Riyada guri hooyo ay jiifto iyo meel buuq ah

Riyada: Asc walaal waxan ku riyooday aniga oo safartagay kana soo kacay Guri yaranteyda an dagnen oo la cusbonesiyay oo quruxbadan  aniga iyo carur an dhalay. Kadib Hooyo aaway an iri waxa ley yiri gurigas qadiimka ah aye jifatay ayada iyo Saxibteed. waa naxay. Hooyo an aday waxan  iri hoyo halkan maxa u jifatay  aniga aya jifanayo iyo ilmaheyga ee adiga guriga cusub jiifo. Hooyo kuma farxin weyna diiday oo waxey tiri ana inta jifanayo adiga iyo caruurtada halkaas ayaa kuu fican ilmaha halkan uma ficno aye tiri.Hooyo guriga ma rabto lakin Ani ayee iidide. Inta baxay aya so dhuntay gurigi ayaan hagajiyay. Guriga gudihisa ma qurxona bankis buuq aya ka socdo hortisana biyo ayaa fadhiyo o wasaq  ah markas an iri gurigaan nadif ma nokhonayo meel lagu nasankarana ma aha  kadib waxa  niyesana Hooyo inee  nala jifato guriga cusub anigana aan uso laban Kaas sawabtana meel wasaq ah iyo buuq aye ehed. Kadib gurigi kale oo yaranteyda dagana ayan usolabtay waana fa...

Riyada guriga oo dhulkiisa jajaban yahay

Riyada: Walaal waxan ku riyooday aniga oo hurda kasokacay qolka caruta fadhiga markan imit waxan arkay sariir ween go cad lagu goglay lakin sarita Wax lagu jiftay o laga sokacay aye ehed fadhigana dhinicisa kale dhulkisa wa jabjabna si qaab daran god cml laakin dhisma aya ka socday ilaa jikada. Waxaan iri Alla caruurta meel ee kusocdan ma helaayi kama farxin sida guriga loo jabjabiyay ninka guriga leh wu i qayanay hadu dhisayo maxu igu shegi wayay. tan kale gurigaan wa cariiri Inaa ka guuro ayaan rabay oo mid ween dago intaas aan iri Kadib Irida laga soo galaayana takaban ag yalay waxa surna dharka raga gedaha futashariga  lagu qaato oo madow aye ku jiren  waana sokacay. Walaal riyada waan iska kaa weydiyaa mararka qaar hadada rabin waad Ii shegi karta waana mahad san tahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto arrimo xoogaa ku dhibaya oo aadan ka heli doonin waxaana sabab u noqnayo nin kuu dhow oo aad ku kalsoon tahay.

Riyada dacwada iyo booliska iyo guriga wax laga furfurayo

Riyada: Waxaan ku riyoodaa dhawr jeer iyadoo la furfurayo guriga waxa iiga hor dhisan sida gijada iyo ardaaga waxaana furfuraya nin madaw  markii u danbaysay   maryihii uu ka furfuray wuxuu ku riday laba hog biyana wuu ku shubay   iskoobe ayuu ku walaaqay  kabacdi waan soo dacweeyay markaan tegay jeelka waxa lay tilmaamay xafiis nin siyaad la dhahaa haysto in yar markaan usoo jiray  waxa i dul socday laba kefedood iyo  xabad guluuba ama nal   oo ifaya   askartii ayaa igu soo ururay oo yidhi hiiidka aad sidatid ee kuu soo jiidaya alaabtan  waxba ma sito ayaan dhahay way i baadheen waxba way iga waayeen   markaa kefedii intay dhulka dhigeen oo saareen miisaan aad u wayn  ayay igu dhaheen soco   markaasu hadana isoo raacay kefedii iyo miisaankiiba  waxay dhaheen waa arin kale  ee maxaad ka cabanaysaa   cabashadaydii ayaan sheegay   way iga qoreen  69 lanbarkaasna way...

Waxaan ku riyooday gurigeena oo gubanaayo

Riyada: Shikh waxaan ku riyooday gurigeena oo gubanaayo oo aan dhib na laheen qofna wax ku gaarin oo tartiib loo damiye  waa maxaay riyada dabka guriga gubanaayo qaa satan jikada😢 Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibaato reerkiina lasoo gudboonaanayso waliba familkiina ku nool gurigaas waxay noqon kartaa dhibaatadaan dood iyo dagaal laakin ugu dambeyntii si fudud ayaa lagu xallin doonaa inshaa Allaah.

Riyada bulkeetiga dhismaha oo guriga lagu dajinayo

Riyada: ASC baxda daruur habbeen hore waxaan ku riyoodey gurigeena oo gobol ku yaala Ayaan arkay asagoo bulkeetiga dhismaha lagu dajinaayo waan garan waayey mahadsanidiin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal fiican inuu idin imaan doono siiba dhanka dhaqaalaha waa riyo fiican.

Riyada guri qaraabada oo lagaa soo bixinayo

Riyada: Sheekh walaashay waxykutiri ifasir riyadaan  Waxan kuriyooday waxn tagay guriga dumashiday ninkayga walashis gurigeda kadib waxan wax siiyay wiilkoda yar ano wixi sinaya ayay isoo eryeen gurigay igasoobixiyeen  Hadana waxan aaday guriga walashay waxn utagay walashay iyo ninkedo wada fadhiya markasu walashay ninkeda isiiyay xalwo dhaxdeeda kujirto subag oo ad umacan shekh ifasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhib lugugu sameyn doono caay ama aflagaado kaddib lagaa raalli galin doono iska ilaali dadka qaarkiisa.

Riyada qof isku dayaya inuu albaabka soo furo

Riyada: Sheikhow waa maxay riyada albaabka gurikeyga ayaa Qof isku daya ino so galo anigu  waxaan maqlaa shanqarta gaanjada albaabka laakin oo xiran yahay Qofki markii ogaado inuu xiran yahay wuxuu ku ordaa jaran jarada  wan maqlaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inuu jiro qof rabo inuu wax kaa ogaado ama inuu sir kaa qaado maxaayeelay dhuumashada qofka iyo isku dayidda soo galidda guriga isagoo is qarinaya waxay astaan u tahay raadinta sirtaada marka iska ilaali dadka qaar.

Waxaan ku riyooday ninkayga oo leh waan kuu soo socdaa

Riyada: Walaal Hada hurdo ka toosay malinki isku keen danbeysay ilaa hada quranba ii socdo Alx wan qaboobay Hada waxaan ku riyooday ninkayga oo leh waan kuu soo socdaa Aniguna waxaan bilaaway inaan guriga xagaajiyo maxay tahay ?😭 Fasirka: Walaal riyada waxay tilmaamaysaa in Alle ku xifdin doono oo aad heli doonto kalsooni oo aadan ka baqi doonin ninkaas sidoo kale shakiga inuu kaa bixi doono, si kaste ha ahaatee ku dadaal quraanka inshaa Allaah Ilaahay baa kaa badbaadin doono wixii dhib kugu sameyn rabo ama dhib la damacsan gabadhaada.

Riyada naag la qabo oo guriga ka baxayso

Riyada: Wallky waxa ifasirta dhowr mar waxa ku riyooda anigo albaabka gurigeyga ka baxaya Wana la iqaba. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto waxyaalo muddo badan ku haystay oo aad ku dhex jirtay, riyada ka bixidda albaakga guriga waa isbadal kuu imaan doono. Waliba marka uu yahay qofka arkay qof wax ku xiran sida naagta la qabo oo kale.

Riyada guri weyn iyo abuuridda geedo miro leh

Riyada: Asc wr wb walaal? Salaan kadib, waxaan ku riyooday aniga oo uur leh guri fillo aad u ween oo aad u qurux badan dhul ween oo banaan heesto dhulkaas oo ah dhul wax lagu beeri karo markaas ayaan waxaan ku abuuray ion ku tijaabiyey Hal miro isla malintii ku xigtay mirahii waaba soo baxay markaas ayaan dhulkii inta badan miro ku abuuray markaas uu mirihii isla markiiba dhalaa dhulkana waxaa uu ahaa dhul aad u nadiifsan oo hagaagsan  sidii in la hagaajiyey oo ladiyaariyey in wax lagu beero lakiin dadkii meesha joogay wax maku abuuran aniga markan bilaabay oo beertii abuuray ayey ayagana igu daysadeen lakiin meeshan miro ku abuura ba horey ayuu kasoo baxaa oo waqti dheer maqaadanaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa camaal suuban iyo barwaaqo inaad isku heli doonto, guriga weyn oo ku yaalla meesha bannaan waa khayr aan lasoo koobi karin miraha aad beerayso waa camal fiican oo ajir aad ka heli doonto, waa riyo aad u wanaagsan, waxaad usii dhowaanaysaa Ilaahay cibaado badan ayuu k...

Gabar ku riyootay iyadoo 3 jeer koob bakeeri jabinaysa

 Riyada: Asc wallkay waxa riya ku arkay anigo 3 jeer koob bakeeri jabinaya iafasir adigo rali ah xili subaxnimada 10.00 ahed riyada ku riyonayay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaaysaa inay kula soo gudboonaanayaan arrimo murugo xambaarsan sidoo kale niyadjab aad u daran inaad la kumi doonto, riyada jabinta koobka ama bakeeriga waxay tilmaamaysaa arrintaas. Marka ku dadaal xuska Alle iyo ducada iyo quraan akhriska si Ilaahay kaaga badbaadiyo wixii dhib ah.

Riyada labo television is ag yaalla

Riyada: Waxa ku riyooday television guriga noo yaala mid kale cusub Aya arkaya labadooda is akyaala micnaha laba television Aya arkay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo gaarayaan warar kaa farxiyo oo aad ke heli doontid waliba waxay kaaga imaanayaan meelo kala duwan

Riyada dad gurigayga soo furayo anna aan qaylinayo

Riyada: Waxan ku riyooday laba jeer oo waqti u dhaxeyso gurigayga oo qof soo furanaayo mida koowaad waxaa soo furtay wiil dhalinyaro ah markaan arkey wan qeyliye wuu cararey  Mida labaad waxaa soo furtay gabar buuran oo ku socoto gaariga curyaanka markaan arkey ayan ku qeyliye oo aan albabka xoog u xirey way igu soo riixday si xoog ah Waxan ku iri caruurta aabihiin u yeera ka dib way ka tagtay walal ii fasir riyadaan ilahey kheer badan ha ku siiyo Aamiin jazakallah kheyran. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in war aadan ka helin kusoo gaari doono, waxaa laga yaabaa warkaas inaad ka xanaaqdo oo uu ku dhibo, waxaa laga yaabaa inuu kaasoo gaaro dad xiriirkuuna aan fiicnayn ama dad raba inay gurigaaga buuq ku abuuraan.

Riyada guri weyn aan degayo oo bisad sariirta hooteeda ku dhashay

Riyada: Asc bahda daruuro wll waxan ku  riyooday xili barqadii ilaa3 sac subax nimo seexday waxaan ku riyooday anoo guri quruxbadan qasriya dagay dabaq suga ah daykiisa riinjikala nooc noca marsan yahay oo korna siliga guryaha kuxiran yahay dagnay hortiisa waxaa ku taala meel gawarida lagu sameeyo  wada gaari ah oo rag badan joogaan waxaana dhinaca meesha garaashka mara luuq dhuuban oo school ay qurbajoog ledahay kuyaalaa oo isna quri dabaq suga ah markaa ani  Guriga markaan dagayay waxan haystay cunug ayar ani guri ga markii lay goglayban anicug aanlaha dhay galay iyo midka an hada ahaystoo waynayday iyo gabar iishaqaysa waxaa ilajoogtay walaashay qolka jiif waxuu ahaa waasac markaan cunuga seexiyay ayaan is iri bal guri  fiiri luuqii ayaan maray ruuxbaa igu yiri luuqa duhurarkay caruurtu baxan waalaxiraa si duugada usooarin markaan guriga kabaxay waxan gacanta ku watay sacab cusba aha waana so labatay anoo guriga kayaban quruxdiisa waxan lahaa xiliga kulaylaha korb...