Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Shaydaanka

Riyada shaatiga layga siibi rabo

Riyada: Shatiga gacantiisa ayaa la ijiida ilaa in la IGA siiba ay ku dhawaado wan Soo ceshtaa anigoo dhahayo idaa sheydaan yahow Markaan xoog Isa Fuji ilaahdaba wa IGA daba laalaadaa mudo dhowr jeer ah an iska Fuji irahdey oo uu IGA fuqi layahey Ayan aqriyey suuradaha iqlaaska ah suurad kamid ah. Halmar ayuu IGA Harry waxaana dareemey fudeed wan cararey. Fasirka: Waa riyo tilmaamayso in sharftaada meel looga dhici rabo, haddaad tahay xaas qof ayaa jiro raba xaaskaaga inuu kaa furo, in labadiina laysku diro. Haddii aad tahay qof wali aan guursanin waa qof xumaan kuu jiidayo. Waxaad isaga difaaci kartaa akhriska quraanka. It is a dream that indicates that your honor is to be taken away, if you are married, someone wants your wife to divorce you, that you both be sent. If you are unmarried, it is someone who pulls you bad. You can defend yourself by reading the Quran.

Riyada masiixu dagaal maxay noqon kartaa

Riyada: Qeyr allaah kusiiyo inbadan hawen kalena waxan kuriyoday ani io hoyadey jogna wadan uek wadamada carabta wiliba masar say udhisnet waxa soo baxaya nin dheer xoogan dhar duluf wata hal il kutaala markasaa dadkii magalada daganaa kuli ninkii ucararayan anna waan kasoo carara waxan arka hoyadey oo rabto iney ninkii aado xagiisa markasan dhahaa hooyo ha aadin ninkaas waa masiixul dijaal iska jir inaad aktiisa tagto illaahey wuxuu dhahay ninkii raca naarta galinaa hooyo ha aadin aanku qeylinayo beenale waaye maxay noqon karta Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa fidno dhinaca diinta, dadka waxay ku dhici doonaan fidnooyin aad u daran, waxaa lagaaga digayaa inaad ku dhacdo fidnadaas sidoo kale hooyadaada waa looga digayaa. Dreaming describes religious temptations, people will suffer severe temptations, you are warned to fall into that temptation and your mother is also warned.

Riyada weerarka shaydaanka iyo akhriska aayad-kursiga

Riyada:  Asc walla waxaad ii fasarta xalay waxaan ku riyooday shaydhaan I Soo weraaray anigoo gurigayag jooga kadib waxaan aqrisray ayaad kursida iyo inaan iskanaaro shaydhaanka kulba albaaka ayuu fijistaa markuu I arko ayuu caraari kadib hadane waxaa uu Soo istaagi daaqada anigune waxaan wadaa adakaarta , Kadib waxaan eryadaba waxaan wada tagnay bada hadane waxaa I Soo weraaray kuwa dooni saaran , Intaas aniga waxaan wadaa adakaarta , Markaan isla daalanay oo aan KAWADA adkaaday ayaa waxaa aniga ii yimid ruux nin ah waxaan adakaarta wadnaba bada dhexdeedii  Kadib waxaan Kari waynaya mid wayn waxaan kubaxnay roog quruxbadan oo bada dusheeda saaran waan fuulnay waxaan  na loo sheeegay inuu yahay saligii uu kutukan jiray nabi muxamad NNKH , Wixii uunaga hadahay waxaane ku saydhanay biyo kada ayaya salaiga inshallaah Fasirka: Waa riyo cajiib ah waxay tilmaamaysaa in ay jiraan dad xaasidiin ah oo aan kula rabin hormar iyo guusha aad gaartay, marka waxay isku dayayaan inay dhi...