Riyada: Acs walaal waxan ku riyooday wiil aan aqaano oo aniga dartey u dagaalamaya aniguna waxan isku eegayaa muraayad waan qurux badnaa wuxuu i keenay tufaax waan cunay oo macana ilaahay ha ku barakeyo walaal. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin inuu kusoo dooni rabo oo adigana aad diyaar u tahay in lagu guursado, wuxuu isku dayaa ninkaas inuu dhankaaga soo aado asoo loo diidan yahay inuu ku guursado.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services