Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Beerta

Riyada anoo beer dhex socda aanan miro ka guran karin

Riyada: Asc waxan ahay hooyo carur haysto xaasna ah waxa ku riyoday anigo walashy ila socoto oo meel cagaaran doog ah beer waa weyn ka baxayan aan awodin in aan mir ka gosto aan ku rafadayo mesha cagaran oo alle nimca siyay walashyna aan weynayo. Illah qeyr ha idinsiyo iso jwb Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaadan ka faa'idaysan doonin waxyaalo badan oo Alle ku siiyay waxaa ka mid ah nimcada qoyska aad haysato, waxaa lagugu boorrinayaa inaad ka faa'idaysato oo Alle aad ku mahdiso The dream indicates that you will not benefit from many of the things that Allah has given you, including the blessing of your family, you are urged to take advantage of it and thank Allah

Riyada beeraha aad rabto inaad kiraysato

Riyada: waxan ku riyooday aniga iyo hooyaday oo joogna dhul beero cajiiba iyo bustaano ah bustaanadaa oo in la beerto u diyaarsan laakiin markaa qaarna diyaarsan yihiin oo dad leeyahay  markaa waxan u baahday in layga kireeyo beertaa aan diyaarsanayn si aan u beerto oo tacab u gashado  markaa hooyo ayaan ka codsaday inay dadka dhulka le iiweydiiso inay iga kireeyaan  ama ay igala hadasho si beertaa aan u tabcado HOOYO WAY NOOSHAHAY OO WAY JOOGTAA Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mashruuc aad fulin doonto oo aad lacag ka samayn doonto waana wax fiican inshaa Allaah. Beeraha waxay tilmaamayaan barwaaqo iyo nolol fiican. The dream describes a project you will implement and make money from and it is a good thing hopefully. Agriculture points to prosperity and a better life.

Riyada sokor nala siinayo iyo beero nala geynayo

Riyada: Asc wllo waxad i fasirtaa riyadan waxanku riyoday aniga iyo dad badan oo sonkar aad u farabadan sadaqo nalo siyay o nala geyay bero ay ku talo qudrad iyo baris basto waxana nalugu lah gurta kuwna. Fasirka: Riyada waxaa lagu fasiraa in wax fiican kuusoo dhow yahay oo si sahlan aad ku helayso waana barwaaqo inshaa Allaah.  

Riyada dhul cagaaran geedo leh oo aan ayeeyo la joogo

 Riyada: Asc wr wb walaal. Salaan ka bacdi, waxaan ku riyooday aniga iyo ayeeyo oo marhore dhimatay oo isla joono. Aniga iyo ayeeyadeey waxaan joognay meel beero ah, dhulkiisana mala arkaayo oobeerta geedaha iyo miraha kabaxaayo bes lee loo heeds. wax dhismo ama guryo bad ah aan ku oolin. Oo wada geedo ah beerahaas oo miro nuuckasta kabaxaayaan waxkasta cunto ah la beerto. Aniga iyo ayeeyadeey waxaan saarneen geed korkiisa, geedkaas wuxuu lahaay meel sidii sariirta camal u sameysan oo lajiifan karo ama lagu fadhiisan karo, waxuuna u hagaagsanaa sidii in loogu tala galay jiif iyo fadhi mana lagu caajisaayo mana lagudaalaayo hadaa seexatid ama fadhiisatid. Geedahaas meesha ku yaalay aan korsaarnen beerta ayey ka midtahay oo mirihii ayaan cunaayey oo nuuckasta ku yaalay, marka aniga kor aan saarnaay ayeeyana wey iga hooseesay. Waxaan cuneeynay mirihii geedka kabaxaayey markaas ayaan intan miraha soo gooyo ayeeyo siinaayey oo hoosteyda jiifto. waxaan  siiyo oo Kaliua ayeey cuneeys...