Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Bisha

Waxaan ku riyooday anoo dayaxa gacanta ku hayo

Riyada: Acs sheekh  waxan kuriyody  aniga o dayax  gacmahiga kuhaya ad bu uqurxbadan  una ilahadlayi    waxau idhahy waxad akhrisata    ayada  all  baqra iyo ayada  falaq    ilhyow khir kadhig Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto meel sare sidoo kale inaad caan noqon doonto, waxaadna kaga badbaadi kartaa isha dadka inaad akhrisato quraanka kariimka. The dream indicates that you will reach a high point and you will also be famous, and you can be saved from the eyes of the people by reading the Qur'an.

Gabar mar kaste ku riyoota cirkoo wada bil ah

Riyada: Asc wllaha daruuro wll gabar walashay ah ayaa ku riyoota ilaa yaraanteedii ilaa hada cirkoo wada bil kabilatay  Fasirka: Riyada cirka oo wada bil ah waa riyo tilmaamayso nolol farxad leh iyo khayr badan. Marka riyada waa riyo fiican oo bishaaro iyo wanaag xambaarsan. Inshaa Allaah walaashaada waxay noqonaysaa gabar mar kaste ku dhex jirto farxad iyo xasillooni. Fiiro gaar: Fadlan hadda kaddib riyada faahfaahin dheeraad ah kasoo bixi marka aad soo dirayso