Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Suuqa

Riyada anoo suuqa joogo baabuur isoo daba galayo

Riyada:  Ø§Ù„سلام عليكم ورحمة الله وبركاته  Shiikh Jazaakallaahu khayran  Riyadaan ii soo fasir  Waxaan ku riyoodi anoo suuqa jooga oo baabuur weyn oo dheer idili rabo yacnii halkii aan ugu leexdo ayuu iga soo daba aadaa Ana waxaan dhahaay ilaahow iga badbaadi Fasirka: Waa ciriiri iyo dhibaato aad la kulmi doonto ama faduulis iyo qashqashaad, markaad suuqa aadayso iska ilaali meelaha qaar inaad marto, gaar ahaan meelaha raga dhibka badan ay joogaan oo aan akhlaaqda lahayn. It is a struggle and a problem that you will face or harassment, when you go to the market be careful not to go to some places, especially where there are men who are in a lot of trouble and are not moral.

Gabar caruur agoon haysata oo kaba la'aan ku riyooto

Riyada: Asc gabar caruur agoona haysata ayaa ku riyoota markasta iyadoo caga  cad oo magalao ka adeeganaysa oo ka baqaysa in ay dadku layaaban wayna kudoo laalabatà riyadaas. Fasirka: Riyada waxay tlmaamaysaa gabadhaas in Alle dhibka ka qaadayo oo ay dareemi doonto raaxo iyo qabow oo ay ka heli doonto nin iyada guursan doono oo ehelkeeda aan ogoleyn. Wixii ah murgo oo dhan way ka baxaysaa inshaa Allaah The dream of that girl is that Allah will take away the suffering and she will feel comfortable and cool and will find a man who will marry her, and her relatives will not consent. All sorrow will come out if Allah say. .

Riyada nin shaati cad aan u doorayo

Riyada: Asc Macalin waxan ku riyoday aniga oo suuq joogo una dooraayo nin shaati cusub uu gadanayay waxana iri ninka wuxu ku ficanyahay inuu shaati cad qaato ee kaas ha gato 3 jeer aan dhahay shaati cad  shaati cad shaati cad mana arkin qofkas qof kale aya inoo dhaxeyay aan hadalka ku dhahayay nuc kale  inu gadto uu xirto ma rabin kadibne waan soo kacay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin ayaad gabar fiican oo qalbi nadiif ah u doori doontaa oo uu guursanayo waana riyo khayr ah inshaa Allaah.

Riyada sariirta caruurta oo suuqa lagasoo iibinayo

 Riyada: Asc waxa ku riyooday anigo dukanka kaso iibsanayo sariirta caruurta 2 xabo lakiin waa sariir logu tala galay 2 jir ilaa  13 jir qayasti sariirta baburta ah  Markaan arko ayaan dhahay sariirtan midu wilkeyga isticmalay aye u ektahay lakin wa ayadoo cusub  oo dukanka talo. Xaladeda hadan ka hadlo xaas ma ihi Arin culusna wa iska key hestaan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursanayso oo caruur kale aad dhalayso oona aad ka baxayso dhibka aad ku jirto inshaa Allaah.

Riyada dumar dhar madow suuqa ku aadayo

 Riyada: Riyada darka madow maxa waye aniga iyo saxibtey oo xiran suuq na wanusone Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil la xiriira nika waxaa laga yaabaa khilaaf ama wax kale oo nolosha lasoo gudboonaanayo.

Riyada lacagta la helayso maxay tahay

Riyada: Last night waxan kuriyode anigo lacag fara badan hasto Mel suk na wanjoge surwal dera qurux badan oo jala wankahele lacag dolar oo qartas na balance walisoceliye suk kala usocde lacag  kun kun oo dulka yasho habad habad ayan u arursade Talabada siqadoba kun kala an hela marka nin an garaneyn aya idabo socdo lacagta an kohorqate ayu rawa Inuigaqato wanaka cararey. Fasirka: Riyada waa bishaaro fursad ayaad heli doontaa oo fiican oo la xiriirta mustaqbalkaaga waana hanti gacantaada si sahlan kusoo gali doonto waxaa laga yaabaa qof inuu damco waxa aad helayso inuu wax ka qaato, lacagtaasna waxay kaa soo galaysaa nin xaggiisa. Halkan ka daawo riyada lacag oo faahfaahsan

Riyada canbuurka midan binkiga leh oo lasoo iibsanayo

Riyada: Fasirka riyadaa canbuur bink ah oo xoogaa dheer ku riyoodey anoo suuqa ka gadanyo laymana qabo Fasirka Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u baahan tahay xiriir guur ama uu jiro nin ku rabo inshaa Allaah waa khayr

Riyada gabar joogta suuq dhar lagu iibiyo

Riyada: Riyadaan ii fasir anoo jooga suuqa waliba meel lagu iibinayo dharka nimanka Fasirka: Waa isbadal xagga noloshaada waxaa laga yaabaa in aad hesho arrimo aad ku faraxdo waliba nin ayay xiriiri la leeyihiin inshaa Allaah.