Riyada: Asc sheekh waxan kuriyoday riyo aan kayaabay isoofasir ilaahay haku barakeeye Sheekh waxan arkay samada oo qoraal ku qoranyahay qoralkana waxa waye sidan الوالد شيخ::::::::::::؛: Kadib meeshas banaan ee dhibcaha leh ani ahaan waxan u akhriyay on walaashay ushegaya in lagawado sh crashiid sh cali sufi kadibna qoralkala kusii qornaa lkn markaas ahaanba mafahmin qoralkii kale kadib hadana waxan arkay xidigo badan oo meel iskugu urursan oo si cajiiba usharxan waxan kadhax arka qoral waxan isku dayay inaa tuso walaashay way arki wayday macalaa xidigihii markay arki wayday ayan midkaloo walashay ah sowaday saan utuso waxa samada kuqoran way arki wayday markasan iskudayay hadana inaa samada dhinac kale katuso xidigihii dhaxdooda maahe meel kale kadibna way aragtay qoralkana wuxu ahaa الله sidaas ayay uqornayd kadib hadana midkaloo walashay ah ayan isku dayay inaa tuso magacii الله ilamaysan arkin lkn hadana waxan aragnay fardo farabadan oo aad u cadcad oo cirka ...
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services