Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Ukunta

Riyada mooska iyo ukunta waa maxay

Riyada: Mida kale walaal mar walba waxan ku riyoodaa  anigo ukun ibsanyaa oo karsanyaa iyo  anigo moos ibsanyaa oo inta lay jar jaro sonkarna laygu daro an qadaynyo. Fasirka: Riyada waa riyo fiican, mooska iyo ukunta waa cunto aad u macaan, riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo khayr badan aad heli doonto mustaqbalka. Haddii aad doob tahay waad guursan doontaa, waxaad heli doontaa nin aad u qurux badan oo hanti badan leh. The dream is a good dream, bananas and eggs are very delicious food, the dream indicates prosperity and good things that you will get in the future. If you are single you will get married, you will find a handsome man with a lot of wealth.

Riyada gabar ukun dhashay

 Riyada: Asc wll magacayga waa caisha gabar wlashy ah ayaa igu riyotay anigo labo ukun dhaly biyo akhatar ama cagar sidada u taqana o cagad yar ku jira haysta  o an leyahay waligay waxan radiin jiray biyahan waliba biyaha waxa ku dhex jira labo wax o dhalalaya Fasirka: Waa riyo fiican ilmo badan ayaad heli doontaa iyo barwaaqo iyo nolol aaran, iyo meel cagaaran oo doog wada ah