Riyada: Asc Waxaan Ku riyooday Aabahey io adeerkey io hooyadey oo marhore dhintay Oo idhahaayo Anteenada nagabadal hadii ey wax qarash eh ey rabaan aniga ayaa bixinaayo ee dhaqsi nagabadal Adeer keey igu cel celinaayo Anteenada nagabadal Ee maxaa lagu micneey karaa Qer allaha kadhigo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aan fiicanayn inaad samaynayso oo aaabahaaga iyo hooyadaada adeerkaaga aan raalli ka noqon karin, waxaa lagaa reebayaa arrin xun oo la rabo inaad ka fogaato. The dream describes unpleasant things you are doing and your father and your uncle's mother cannot please, you are excluded from a bad thing that you want to avoid.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services