Riyada: Acs sheekh waxan kuriyodiy aniga o wado dheer socda kadib waxan arkiy willl an xdhidhi lahanjirny wn wada tukaniy isaga ayaa itujinay kadibna uducistiy wa nu oyi waxau na igaliyi fargal Sheekh waxan kuriyodiy aniga oalbabada gurigu iwada furmayan xita qufulku waxau furmayi bila fure maxay noqonisa Fasirka: Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa ninka mustaqbalka aad guursan doonto inuu soo dhow yahay. Riyada labaad waxay tilmaamaysaa arrimahaaga inay kuu fududaanayaan. Riyooyinkaaga waxaa u badan nin, taasna waxay noqon kartaa baahida aad u qabto raga, waxaa dhici karto inaad tahay naag dareen badan oo mar walba niyadda ku hayso nin. The first dream describes the man you will marry in the future as coming closer. The second dream indicates your issues ar...
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services