Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Dhagaha

Riyada dahabka aan xiranayo hadana dhag baa iga jabaysa wana soo sameynayaa

Riyada: Asc shiikh riyada dahabka aan xiranayo hadana dhag baa iga jabaysa wana soo sameynayaa  maxay noqone Xaas baana ahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil inay jiraan oo noloshaada la xiriira, niyadjab iyo cabsi, waxaad ka fogtay jidka saxda ah waxaad ku dhici rabtaa qaladaad badan, dib isu eeg Dreaming describes a problem that exists and is related to your life, disappointment and fear, you are far from the right path you want to fall into many mistakes, look back at yourself

Riyada anoo dhago gashanayo oo muraayad isku fiirinaya

Riyada: Acs sheekh waxan kuriyody  aniga odhago   dahaba  gashanayo o an murayad isku egayo       wn kufaraxsana  dhagaha ad bi uqurxbadnayen    qof an aqano  marbadan  isoqaracaya  wll maxay tahina Fasirka: Waa guul aad gaari doonto oo farxad weyn wadata waa riyo aad u wanaagsan, waxaad noqon doontoo qof aad loo qiimeeyo. It is a success you will achieve and with great joy it is a very good dream, you will be a very valued person.