Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Jiniga

Riyada jini nasoo weeraraya aniga iyo walaalkeyga

Riyada: Waxaan jira 24sani Waxaan ahay garoob  Waxaaan ku riyooday wiil wllkey riyada dhexdeyd waa wiil yar aan la jiifo baa waxaa nasoo wey raraayo jiniyo 4 Jin 3 yaryar iyo 1weyn  waxey rabeen walaalkey in ee dhex galaan Ani iyo walaalkey oo iska jiifno baa Ani lugta la iga jiida kor la Ii qaada wllkey bee kuwa Kaley aadayaan Ani quraaan akhris bilaaway saa quraanka u joojiyo dartiiis bee cunaha I qabteyn dhagaha nh fareey iga galsheyn waxaa akhrinayo ma maqlo lkn wax waa akhroyaa walaalkey ku dhahay quraan akhriso woo I maqli weyna Marka hore markii dambe quraan oo akhristey sidey Ani I yeeleyn bee ku sameyen woo joojiyay wey dhex galeyn wllkey Ani xoog iska raadshay darbi Ii dhaw garaaacay  hooyo iyo aabo igu Soo baxeyn kii I haayey woo carary wllkey woo suuxay biyo iyo quraan ku akhrinay woo soo naxay  Wll riyo nucaan oo kle oo jiin isoo weyrarayo baa maalin kale arkay dhagaha iyo cunaha I qabaayaan SI ee quraanka aa akhrinayo u maqlin oo iskaga daayo Fasirka: R...

Waxan Ku riyoday anigo hilib gacanta Ku haya

Riyada:  Walaal waxan Ku riyoday anigo hilib gacanta Ku haya marna layqalyo oo jiniyo iyo roxaan laygaga dawaynayo Fasirka: Inshaa Allaah riyada waxay tilmaamaysaa in amuurahaaga ay kuu fududaan doonaan oo aad heli doonto wixii aad u baahan tahay oo bolol degan ah. Haddii aad xanuun ka sheeganayso xanuunkaas wuu kaa baxayaa.

Riyada ayeeyo oo mar hore dhimatay iyo niman jin ah

Riyada:  Waxan rabaa riyadan iga yaa bisay inad iifasirto waxan kuriyoday ayeydey oo dhimatay marhore oosi wanagsan iila dhaqmeyso si waliged eysan iitusin naxariis korkeda ayey igu sexisay ereyo macan iyo madax salax ayey iisameysay wan oyey qabka wanagsan oy iila dhaqantay oyin fara badan markii danbe nin ayey uguyertay wato molo bahasha biraha lagu jarjaro san u arkayey jin ayuu ahaa waxey ku tiri diyari barka horee  isha ayaa qariqtin ley sameyey ishana waxbaa leyga shubay kadib halmar ayuu xalkii isbedelay waxaa sogalay nin midi dher wato eyana wato qamiis cad oo dhig leh wato wuxuu qabtay qof familka kamida calosha ayuu torey kageliyey ilaa kor ayuu ugu jiday ulan afarkale ayaa timid oo jina ulan la dhacnay waxba kama dhibayo quran ayan aqrinay sido kale Mid kalaa iigu xigtay iyadoo niman anan aqon bodyaha ey wax iga gelinayan intey qalen ayey leyihiin wuu ficnanaa  Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa arrimo ka dhexeeyo familkaaga oo la xiriiro arrimo waa hore dhaca...

Waxaan ku riyooday anoo Jin ka umulinaaya

 Riyada: Waxaan ku riyooday anoo Jin ka umulinaaya ee walaal ii soo jawaab. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aad la yaabayso inaad la kumi doonto oo noloshaada wax weyn ka badali doono. Riyada jinka waa wax aad u daran oo yaab leh waa arrin qarsoon oo gadaal kasoo bixi doonto.

Gabar ku riyootay iyadoo dagaal kula jirto nin dheer

Riyada: Asc bahda waxaan ku riyooday ani oo jiifa waxaan arkay nin dheer oo duqa oo igu soosacda markaa bisinkaan ka qabasaday madaxay guu fadhiisatay waxaa lugtiisa bidix saaray qardhaas ninka waxaa agtaagnaa nin gaaban oo madow ò jareera markaa waxaan aqriayay suuratu falaq markaa jareerkii waxuu dhahay ani haday suuratu falaq aqridayday bas way iga adkaatay wuuna tagay kiikale waxaana garanayn igu aqriyay gacmahaygay suxulada iga daalee markaa wan la diriray kii soo haray dibaan uxiray gacmahiisa suuratu baqara aqriyay kiikalana waxuu dhahy haday suuratu baqara aqriday way iga adkaatay aadbuuna iila diriray markaan ladgo wuu igusoo kici ugu danbaydibaan u xiray wuuna so fakaday wana ladiriray Xiliga aan ku tiyooday adinka horee salaada habeen jimce ah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa sixir iyo il inay jiraan, waxaad dagaal kula jirtaa shayaadiinta, waxaad kaga adkaan kartaa quraanka kaliya, waxaa lagu tusay inay quraanka ka baqayaan. Marka ku dadaal inaad akhriso quraan siiba aa...

Riyada qof jin arkay oo wanaag u sheegay

Riyada:  Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Waxan ku riyooday waxaan arkay meel ii jirta ilaa 300 miter, Ayaa waxaa ku taalay meherad music ka socdo, waxaana joogay oon arkay dadkaasi inay wada qaawan yihiin, music u daaran yahay dadkaasina waxay ahaayeen jinn Kabacdi waxaan ku riday xabado Waxaanay xidheen dharkii , Waan u tagay markan galay meesha way bakhtiyeen musicgii, kabacdi hool oo ay ka buuxaan ilaa 1000 qof oo jinni ah oo isugu jara rag iyo dumar oo qol aad u wayn ahaa, Ayaan galay way isoo dhaweeyeen, waxaanay ii dhiibeen micro phone ama cod baahiye aanan hore u arag oo Kala jiidmaaya, waan wacdiyay in ay ilaahay ka baqaan, waxaan ku dul akhriyay aayada ah fasirkeedu yahay , jin iyo iinsiba in ilaahay u abuuray in ay caabudaan, caabuda ilaahay oo salaada tukada joojiya macaasida oo iska dhaafaan music oo aanay is isqaawin Waanay iga aqbaleen gabadh ka xanuunsanaysayna daawo ayaan siiyay waanay caafimaaday Waxaanan kasoo baxay iyagoo music...