Riyada: Waxaan ku riyooday ani iyi abayo iyo qof kle oo meel mugdi sucono kadibna anaga oo socono ayaa waxaa dhacday in niman at qabsada labada gawer ee isla socono Anigana aan cararo kadibna wiil aa jeclahay guriisa aa gargaraacaa cabaar Kadibna waaliga furaa kadibna wiilka oo waxaa arkaa asagoo wato macwiiis jaalo iyo garan cadan Lkn waxaa dhacayo in tuugada aysoo galaan ay madax wax ay ugu dhuftan ayaga Kadibna wey ikaxeysanayan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in wiilka aad jeceshay iyo adiga dad idinku dhex jiraan oo laguu diidan yahay naad la socoto wiilkaas ama xiriirkiina aan la oggolaan doonin. Wiilkana diyaar uma aha guur hadda sida riyada laga fahmayo. The dream indicates that the boy you love and you a...
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services